Guddiga dhismaha garoonka kubadda cagta Garoowe oo Daljir uga warbixiyeey halku dhismaha ku dambeyeey (dhegayso)

Guddiga dhismaha garoonka kubadda cagta Garoowe oo Daljir uga warbixiyeey halku dhismaha ku dambeyeey (dhegayso)

Gudoomiyaha guddiga dhismaha garoonka Kubata Cagta Mire Awaare ee Garoowe ahna gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta Puntland Maxamed Cali Ciiro ayaa ka w Warbixiyey halka uu marayo dib u dhiska garoonka oo in dhoweyd hakad ku jirey.

waxana uu sheegay in dhismaha garoonka ay soo food saartay Caqabad dhaqaale iyo mid Farsamo balse haatan ay ku raja weynyihiin in dib loo bilaabo asbuuca soo socda.

sidookale waxa uu ka war bixiyey halka ay ku dambeeyeen ciyaarihii Horyaalka heerka gobolada iyo degmooyinka ee lagu qaban jirey Puntland iyado muddo sanado badan la qaban.

Xaawo Axmed Maxamed Ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com