GRT: Kulanka Kahortagga Tacadiyada Kadhanka ah Carruurta (dhegayso)

GRT: Kulanka Kahortagga Tacadiyada Kadhanka ah Carruurta (dhegayso)

Kulan looga hadlayey horumarinta carruurta iyo kahortaga tacadiyada kadhanka ah carruurta qaaradda Afrika oo sannad walba la xuso 16 bishan ayaa maanta laga xusay Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo ay soo qabanqaabisay hay’adda GRT ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socotay xafiiska wasaarada haweenka ee gobolka mudug iyo martisharaf kale.

Jamaal Faarax Adan ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com