Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa soojeedinaya wariye Xasan Haykal.

Qodobada Barnaamijka caawa ugu doorka roon waxaa ka mid ah:

  • 17 qof ayaa ku dhintay 9 kalena waa dhaawac isqaraxin lala beegsaday xarunta maamulka Degmada Wadajir
  • Xubno katirsan Daacish oo isku soo dhiibay Dowlada Puntland iyo maamulaka Bossaso oo beeniyay wararka sheegaya in Bosaaso bandoow lagu soo rogi doono maalmaha Ciidda
  • Saameynta dhoofka xoolaha Somaaliya iyo khilaafka wadamada khaliijka … waraysi ayaan idin kaga haynaa Guddoomiyaha Maxjarka Bossaaso

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com