Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele &  DFS (Akhriso)

HomeWararka

Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele & DFS (Akhriso)

Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray Heshiiska dhexmaray dowladda federaalka iyo Hirshabelle ayaa sheegay in Heshii

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka dalka Ingiriiska
Madaxweyne Gaas: “Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo waxa ay leedahay muhiimad gaar ah, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed” (dhegayso)
Masjidka Qasriga Buurta (Madaxtooyada Puntland), Garoowe, oo la Daahfuray

Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray Heshiiska dhexmaray dowladda federaalka iyo Hirshabelle ayaa sheegay in Heshiiskaasi uusan khusayn iyaga, Balse maamulkaasi uu u madax banaan yahay go’aan gaaridda masiirka dowladeed iyo kan ummaddeed.

Golluhu wuxuu caddeeyay in is-afgaran-waa-ga u dhexeeyay GIDG iyo dowlada federaalka uu la xiriiro arrimaha guud ee qaranka, Federaalaynta dalka, dhawridda Dib-u-eegsita iyo hirgalinta dasuurka Soomaaliyad iyo Khayraadka iyo awood-qaybsiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: