Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la ansixiyay (daawo)

HomeWararka

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la ansixiyay (daawo)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta baarlamaanka Soomaaliya ka ansixiyay Golihiisa Wasiirada ayaa sheegay in Barnaamijka Xukuumaddiisu ay saldhig uyihii

Puntland oo dib-u-eegis ku samaynaysa xeerka kufsiga (dhegayso)
Aqoonyahan ka hadlay is casilaadi RW khayre (dhegayso)
Aqalka Sare ee Somaaliya oo kala diray Guddigi dhex dhexaadka Khilaafka Barlamanka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta baarlamaanka Soomaaliya ka ansixiyay Golihiisa Wasiirada ayaa sheegay in Barnaamijka Xukuumaddiisu ay saldhig uyihiin arrimaha hortabinta u leh dalka oo ay ugu horreyso qabsoomidda doorashooyinka, adkaynta amniga, horumarinta caddaaaladda, dowlad-wanaagga, kordhinta adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.

Hadalkan ayuu ka jeediyay xili maanta ay baarlamaanka ay ansixiyeen xukuumada uu soo dhisay dhawaan.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: