Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo Kismaayo shiir uga furmayo

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo Kismaayo shiir uga furmayo

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa bisha soo socota isugu imaanaya shir deg deg ah, kaasoo ka dhici doona magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa Danaha maamul goboleedyadda iyo tan guud ee Qaranka sidda lagu sheegay War kasoo baxay.

Waxaa xusid mudan in uu xumaaday xiriirka dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com