Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo Kismaayo shiir uga furmayo

HomeWararka

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo Kismaayo shiir uga furmayo

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa bisha soo socota isugu imaanaya shir deg deg ah, kaasoo ka dhici doona magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee

Danyar ka cabanaysa dowladda Hoose ee Garoowe (Daawo)
Qaar ka mid ah haweenka magaalada Garoowe oo tageeray barnaamijka qof & cod
Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa bisha soo socota isugu imaanaya shir deg deg ah, kaasoo ka dhici doona magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa Danaha maamul goboleedyadda iyo tan guud ee Qaranka sidda lagu sheegay War kasoo baxay.

Waxaa xusid mudan in uu xumaaday xiriirka dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: