Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmadda Boocame Xayle Xasan Shire ayaa Beeniyey warar sheegayay in Degmadda Boocame ay qabsadeen Ciidamada Soomalilaan,isago warkaas ku tilmaamay mid an sal iyo raad lahayn.

Isago Waraysi sinayeey Warbaahinta Daljir ayuu xaqiijiyey in 7-Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Saldhika Boocame ee Puntland ay u goosteen Somaliland, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay Cidankaas iyo Taliyihii Saldhiga Degmadda Boocame ee Gobalka SOOL.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com