Gawaari ku xaniban wadada xiriirisa Ceeldaahir & Ceerigaabo (Daawo)

Gawaari ku xaniban wadada xiriirisa Ceeldaahir & Ceerigaabo (Daawo)

Qaar kamid ah Darawaladda Gadiidka ee isticmaala wadada xiriirisa Ceeldaahir & Ceerigaabo oo ka cabanaya wadaadas oo sameyey robaabki da’ay.

waxay la hadleen Radio Daljir sida uu ku faahfaahinayo Wariye Ficil Abshir Burkud oo Daljir Bosaaso jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com