Garowe lagu soo Gabagabeyeey Shirkii Hormarinta Farsamadda Gacanta (dhegayso)

Garowe lagu soo Gabagabeyeey Shirkii Hormarinta Farsamadda Gacanta (dhegayso)

Xarunta dhexe ee wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland waxaa lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay halkaas uga socday dhalinyaro isugu jiray kuwa barta Farsamada gacanta iyo Ardayda Jaamacaddaha Magaalada Garoowe .

Warbixintan Axmed sheekeye ayaa Garowe kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0