Hooyo Wilkeeda uu Haysto Magafe oo Codsi u dirtay Shacabka Somaliyeed (dheagayso)

HomeWararka

Hooyo Wilkeeda uu Haysto Magafe oo Codsi u dirtay Shacabka Somaliyeed (dheagayso)

Axmad Saalax waa wiil 22 sano jir waxa uu kuxiranyahay xiligan Wadanka liibiya ka dib markii uu u Gacangalay Magafe waxa ay soomaalidu utaqaan

Jubbaland oo Waxbarasho u Diyaarinaysa Qaxootiga Ka Imaanaya Kenya (dhegayso)
Beeralayda Gobalka Sanaag oo ka Hadlay Hormarkay ka sameyeen dhanka Beeraha (dhegayso+Sawiro)
DDS: Ciidamada Oromiya oo weerar kusoo qaaday xerada barakacayaasha Qoloji ee Gobolka Faafan

Axmad Saalax waa wiil 22 sano jir waxa uu kuxiranyahay xiligan Wadanka liibiya ka dib markii uu u Gacangalay Magafe waxa ay soomaalidu utaqaano kaasi oo ku soo roogay qooyska wiilka uu ka dhashay in ay bixiyaan lacago madax furasha ah oo dhan cadadkeeda(lixkun iyo todoba boqol oo doolar) taas oo aysan awoodin qoyska uu ka dhashay.

Hadaba Batuulo xaaji ibraahin waa hooyada dhashay wiilkan radio daljir bayay uga warantay xaalada uu wiilkeeda kusugan yahay imika

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: