Garoowe: Wariye Kilwe Aadan oo lagu xukumay sadex bilood oo xarig ah

HomeWararka

Garoowe: Wariye Kilwe Aadan oo lagu xukumay sadex bilood oo xarig ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee Puntland ayaa saddex bilood oo xadhig ah ku xukuntay weriye Kilwe Aadan Farax oo dowladda uxirnaa muddo 60 cisho

Liiska Guddiga doorashada Jubbaland iyo Puntland (Akhriso)
Xisbiga Sheekh Shariif oo ku guuleystay dacwadii maamul ee Maxkamadda sare
Guddoomiyaha degmadda Xunbeys ee gobalka Karkaar oo Daljir u waramay (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee Puntland ayaa saddex bilood oo xadhig ah ku xukuntay weriye Kilwe Aadan Farax oo dowladda uxirnaa muddo 60 cisho ah | Waxa ay maxkamadu sheegtay in aysan wax caddayn ah u hayn, eedo loo soo jeediyey oo ah in uu duubay sawirka madaxweyne Deni oo la jeexjeexayo.

Waa markii u horeysey oo maxkamad ciidan xukunto Wariye taasoo ah wax ku cusub deegaanada Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: