Site icon Radio Daljir

Garoowe: Wariye Kilwe Aadan oo lagu xukumay sadex bilood oo xarig ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee Puntland ayaa saddex bilood oo xadhig ah ku xukuntay weriye Kilwe Aadan Farax oo dowladda uxirnaa muddo 60 cisho ah | Waxa ay maxkamadu sheegtay in aysan wax caddayn ah u hayn, eedo loo soo jeediyey oo ah in uu duubay sawirka madaxweyne Deni oo la jeexjeexayo.

Waa markii u horeysey oo maxkamad ciidan xukunto Wariye taasoo ah wax ku cusub deegaanada Puntland

Exit mobile version