Liiska Guddiga doorashada Jubbaland iyo Puntland (Akhriso)

HomeWararka

Liiska Guddiga doorashada Jubbaland iyo Puntland (Akhriso)

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed, iyadoo arrintan ka mid aheyd shuruudihii ku h

Maanhadal iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)
Qaramada Midoobay: “2.6 milyan oo Soomaali ah ayaa ku barakacay gudaha dalka”
Guddiga Amniga Gobalka Mudug oo go’aamo ka soo saaray colaadda Gaalkacyo

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed, iyadoo arrintan ka mid aheyd shuruudihii ku hor-gudbanaa shir dhex mara Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Guddiga la soo magacaabay ayaa ka kooban 8 xubnood oo labada dhinac ah, oo ah kuwa heer Dowlad Goboleed.

Guddiga Jubbaland

1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi

Guddiga Puntland

1- Cabdikariim Muuse Maxamuud
2- Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3- Axmed Cabdi Maxamuud
4- Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5- Caydaruus Axmed Faarax
6- Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7-Farxiya Xuseen Maxamuud
8- Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Habka loo magacaabay guddiyadaas ayaa ah mid ka duwan habraaca sharciga ah ee lagu yaqaanay magacaabista guddiyadda doorashada, balse tan waxaa lagu fasiray mid ay wali doonayaan inay kusii wadaan xarig jiidkii siyaasadeed ee ka dhexeeyay ayaga iyo Farmaajo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: