Garoowe oo lagu qabtay shir lagu dardargalinayo amniga caasimadda

Garoowe oo lagu qabtay shir lagu dardargalinayo amniga caasimadda

Magaaladda Garoowe waxa ka qabsoomey maanta shir dardargalinta amniga Gobolka Nugaal, siiba caasimadda Garoowe, qabsoomidda doorashada saddexda degmo ee weli ka harsan dooorshadi qof-iyo-cod ee ka qabsoontay dhammaan degmooyinka Puntland, iyo waliba xoojinta iyo taageerida xoreynta Gobolka Sool | Warbixinta waxaa inoo haya Siciid Axmed Ducaale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com