Garoowe: Maamulka Warbahinta Daljir,ayaa galabta soo xiray tababar laba maalmood u socdey Wariyayaasha Daljir iyo xubno ka socda bulshada rayidka.(Sawirro)

Garoowe: Maamulka Warbahinta Daljir,ayaa galabta soo xiray tababar laba maalmood u socdey Wariyayaasha Daljir iyo xubno ka socda bulshada rayidka.(Sawirro)

Garoowe: Maamulka Warbahinta Daljir,ayaa galabta soo xiray tababar laba maalmood u socdey Wariyayaasha Daljir iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah, oo looga hadlayey codsiinta Haweenka iyo Gabdhaha Soomaaliyeed.

Tababarkan oo ay ay qabatay Warbaahinta Daljir oo taageero ka helaysa Hay’ada QM ee arimaha dimuqraadiyada United Nations Democracy Fund (UNDEF) ayaa labadii maalmood ee uu socdey siweyn loogu lafa guray, dhibaatooyinka soo gaara Haweenka Soomaaliyeed, sidii loo heli lahaa wacyigelin bulsho oo laga wada qaybqaato iyo ciribtirka caado dhaqameedyada xunxun iyadoo la marayo warbaahinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com