Garoowe: Maalinta Caalamiga ee Xuquuqdaha Aadanaha oo laga xusay Garoowe (dhegayso)

Garoowe: Maalinta Caalamiga ee Xuquuqdaha Aadanaha oo laga xusay  Garoowe (dhegayso)

Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanaha iyo tacadiyada ka dhanka ah carruurta ayaa maanta laga xusay Garoowe, halkaasi oo ay wasaaradda haweenka Puntland kusoo bandhihgtay dhibaatooyinka haweenka iyo carruurta lasoo gudboonaada.

Xaawo Maxamed Axmed ayaa Garoowe  kasoo jeedinaysa  warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com