Garoowe logu qabtay Kulan Lagu tageerayeey Go’aamada Issimadda Gobalka Sool (Sawiro)

Garoowe logu qabtay Kulan Lagu tageerayeey Go’aamada Issimadda Gobalka Sool (Sawiro)

AAGEERO ISIMADA SOOL | Magaalada Garoowe oo lagu qabtay kulan lagu taageerayo go’aanadii Isimada Gobalka Sool loogana soohorjeedo joogitaanka ciidamada maamulka Somaliland ee Laascaanood.

Kulankaa oo ay soo qabanqaabiyeen haweenka Iyo dhalinyarada reer Garoowe ayaa farriimo kaladuwan loogu diray maamulka Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com