Garoowe logu qabtay Kulan Lagu tageerayeey Go’aamada Issimadda Gobalka Sool (Sawiro)

HomeWararka

Garoowe logu qabtay Kulan Lagu tageerayeey Go’aamada Issimadda Gobalka Sool (Sawiro)

AAGEERO ISIMADA SOOL | Magaalada Garoowe oo lagu qabtay kulan lagu taageerayo go’aanadii Isimada Gobalka Sool loogana soohorjeedo joogitaanka ciidamada maamulka Somaliland ee Laascaanood. Kulankaa oo ay soo qabanqaabiyeen haweenka Iyo dhalinyarada reer Garoowe ayaa farriimo kaladuwan loogu diray maamulka Somaliland.

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Dawladda Soomaaliya oo $500,000 oo dheeraad ah ku bixineysa gurmadka fatahaadaha
Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo lagu casuumay wasiirada waxbarashada Hirshabeelle, Galmudug iyo Jubbaland ( Akhriso)

AAGEERO ISIMADA SOOL | Magaalada Garoowe oo lagu qabtay kulan lagu taageerayo go’aanadii Isimada Gobalka Sool loogana soohorjeedo joogitaanka ciidamada maamulka Somaliland ee Laascaanood.

Kulankaa oo ay soo qabanqaabiyeen haweenka Iyo dhalinyarada reer Garoowe ayaa farriimo kaladuwan loogu diray maamulka Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: