Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo lagu casuumay wasiirada waxbarashada Hirshabeelle, Galmudug iyo Jubbaland ( Akhriso)

HomeWararka

Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo lagu casuumay wasiirada waxbarashada Hirshabeelle, Galmudug iyo Jubbaland ( Akhriso)

Wasaarada waxbarasahada dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qaban doonta shirka dib-u-eegista waxbarashada Puntand oo sanadkiiba mar la qabto.

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta xukun riday
Taliska Africom oo sheegay inay Saraakil shabaab ah ku dileen Jilib
Sheekh Shaakir oo kulamo ka wada Dhuusamareeb

Wasaarada waxbarasahada dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qaban doonta shirka dib-u-eegista waxbarashada Puntand oo sanadkiiba mar la qabto.
shirkan ayaa waxaa lagu casuumay maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Jubbaland.

“ Waxaanu casuunay oo noo yimid wasiirada waxbarashada Hirshabelle iyo Galmudug oo ay weheliyaan agaasimayaashoodii, Maamulka Jubbaland waxaa ka socda Agaasimayaal” Sidaas waxaa yiri Wasiir ku-xigeenka waxbarashada Puntland.

Shirka oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa laga hadlayaa dood cilmiyeedyo kuqotoma siyaasadda cusub ee waxbarshada dalka, jihooyinka siyaasadeed ee waxabarashada dalka gaar ahaan tayada waxbarashada iyo dhageysiga warbixinnada waxbarashada deegaannada Puntland oo dhan.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: