Garaad Cabdulaahi Ciid “Dadka Nabadda Suga hasoo qabtaan dilkii maareeye kuxigeenkii Golis” (dhegayso)

HomeWararka

Garaad Cabdulaahi Ciid “Dadka Nabadda Suga hasoo qabtaan dilkii maareeye kuxigeenkii Golis” (dhegayso)

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada dowoladda  Puntland  oo maanta nagu soo booqday radio Daljir ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyey dilkii

Wiil carruus ahaa oo lagu dilay Muqdisho
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii Kismaayo
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka (Sawiro)

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada dowoladda  Puntland  oo maanta nagu soo booqday radio Daljir ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyey dilkii xalay loogu gaystay magaalada Bosaaso   maareeye kuxigeenkii shirkada Golis Cabdulaahi Cali cumar.

Garaad oo horay uga mid ahaan jiray saraakiishii nabad sugidda ee dowladihii dhexe ee dalka ayaa usoo jeediyay hay’adaha ammaanka ee Puntland inay sameeyaan ciidamo dhar-cad ah, lana tirakoobo xaafadaha magaalada.

Xasan Heykal ayaa wareystay

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: