Ganacsigii magaalada Gaalkacyo oo maalintii saddaxaad xiran iyo shacabka oo ka hadlay (dhaawo)

Ganacsigii magaalada Gaalkacyo oo maalintii saddaxaad xiran iyo shacabka oo ka hadlay (dhaawo)

Ganacsiga magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland ayaa maalintii saddaxaad xiran kadib markii ganacsatada ay diideen Canshuur kordhin lagu sameeyay.
Wasaarada maaliyada ayaa iyo ganacsatada ayaa ka shiraya sidii arintan xal loogu helilahaa.

wariyaha Daljir ee Gaalkacyo Cabdinaasir Jekey ayaa earbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com