Ganacsade Reer Puntland ah oo laami kadhisaya Gaalkacayo (dhegayso)

Ganacsade Reer Puntland ah oo laami kadhisaya Gaalkacayo (dhegayso)

Axmed maxamed Geele seeraar oo ah Gancsade degan Magaaladda Galkacayo Xarunta Gobalka Mudug Puntland, ayaa noqday ganacsadihii ugu horeeyey ee waddo laami ah ka hirgeliya magaalada gaalkacyo.

Ganacsade Axmed ayaa wadaddaan ka dhisay xaafada garsoor ee Puntland, taasoo isku xiri doonta wadadda weyn ee dhexmarta magaalada iyo Hotel AL_Jazira oo uu ganacsadahan isaguba Hirgaliyaay hoteelkaas.

Radio daljir ayuu uga waramay waxa ku kalifay dhismaha wadaddan xili uu kusugnaa goobta shaqadu kasocotay Wariye Jamaal Faarax aadan ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com