Ganacsade jaamac Maxamed Maxamuud Ciise(Good) oo shil gaari ku geeriyooday

HomeWararka

Ganacsade jaamac Maxamed Maxamuud Ciise(Good) oo shil gaari ku geeriyooday

jaamac Maxamed Maxamuud Ciise(Good) wuxuu ahaa Ganacsade dusha ku qaada agabyo kala duwan oo laga ganacsado sida sabiibka ,miraha ,wuxuna ahaa nin han

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
IMF oo shuruud ku xirtay inay lacag cusub usoo daabacdo Soomaaliya (daawo)
HADHWANAAG: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA

jaamac Maxamed Maxamuud Ciise(Good) wuxuu ahaa Ganacsade dusha ku qaada agabyo kala duwan oo laga ganacsado sida sabiibka ,miraha ,wuxuna ahaa nin hansare leh ,Allaha u naxariiste maanta ayuu ku dhintay shil gaari oo kadhacay inta u dhaxaysa laascanood iyo Garoowe.

jaamac Maxamed Maxamuud Ciise(Good) ayaa inta baddan Magaaladda Kudhex iibin jiray ,waxyabaha uu ka ganacsado ,isago bil kahor ,waraysi sinayaay Radio daljir ayuu ka xogwaramay shaqadan sida uu ula qabsaday iyo waxaa ku kalifay.

Halkan Riix waraysiga uu siyaay Daljir

https://www.daljir.com/ganacsade-dhalinyaro-ah-oo-dushiisa-tukaan-wareega-ka-furtay-dhegaysosawiro/

ninkan dhalinyarada ah ee maanta ku dhintay Shilka gaari ee kadhacay inta u dhaxaysa Laascanood iyo Garoowe ayaa ahaa nin hal abuur leh oo sugaanta Somaliyeed wax kayaqaan,wuxuna inta baddan dadka kusoo jiidan jiray sugaan iyo gabayo Cajiib ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: