Galmudug oo sheegtay in Saddex Kooxood ay dhibaato ku yihiin Amniga Gobolka Mudug

HomeWararka

Galmudug oo sheegtay in Saddex Kooxood ay dhibaato ku yihiin Amniga Gobolka Mudug

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed shire Bukhaari ayaa sheegay in amniga guud ee gobolka Mudug ay duulaan ku yihiin Saddex

Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo Daljir uga Warramay Shirkii Hoggaamiyeyaasha Afrika ee Addis Ababa (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo maanta daah furay kalfadhigii 44aad ee baarlamaanka Puntland (dhegayso)
Maraykanka oo Xaqiijiyey in uu Gacan ka Gaystay Qabashada ina Caloolgeel ee Koonfurta Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed shire Bukhaari ayaa sheegay in amniga guud ee gobolka Mudug ay duulaan ku yihiin Saddex kooxood oo isbaheystay, kuwaas oo uu sheegay inay dhibaato ku yihiin amniga gobolka.

Guddoomiyaha oo ka hadlayay kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dhibaatada amni darro ee kajira Gobolka mudug ay sabab u yihiin Ururka Al-Shabaab iyo kuwo dano gaar ah leh, kuwaas oo uu sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed shire Bukhaari ayaa ugu baaqay Bulshada Gobolka Mudug inay ka qeyb qaataan sidii loo sugi lahaa amniga Gobolka Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: