Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo Daljir uga Warramay Shirkii Hoggaamiyeyaasha Afrika ee Addis Ababa (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo Daljir uga Warramay Shirkii Hoggaamiyeyaasha Afrika ee Addis Ababa (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa ka warbixiyay shir madaxeedkii 30aad ee hogaamiyeyaasha Afrika oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Addisbaba ee xarunta dalka Itoobiya,isago Waraysi gaar ah sinayaay Radio Dajir.

Shirkan ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee ururka oo loo doortay madaxwaynaha dalka Rwanda Paul Kigame, dhanka kallena waxaa shirka looga hadlay laba qodob oo kala ah arimaha la dagaalanka musuqa ee Afrika daashaday iyo hiigsiga Afrika ee 2063da, taasi oo dowladaha Afrikaanku ay bixin doonaan qarashka uu ururka u baahanyahay iyo horumarintiisa.

Wasiirka ayaa waxaa sidoo kalle waraysiga uga hadlay kulamada madaxwaynaha uu la yeeshay madaxwaynayaasha Afrika ee shirka joogay iyo qorshaha ka bixidda AMISOM iyo taageerada loo raadinayo ciidamadooda.

Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuu Wasiirku u warramay isaga oo ku sugan Addis Ababa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com