Galmudug oo ku guulaystay koobka maamul gobeleedyada & gobalka Banaadir iyo Madaxweyne qorqoor uu hambalyo u diray

Galmudug oo ku guulaystay koobka maamul gobeleedyada & gobalka Banaadir iyo Madaxweyne qorqoor uu hambalyo u diray

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa hambalyo u diray ciyaartoyda Galmudug oo ku guulaystay koobka tartanka dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir.

“waan ka filayay ciyaartooydeyda in ay guusha ii keenaan, guushana mar walba annaga ayaa mudneen” ayuu yiri Madaxweyne QoorQoor.

Kulan kii adkaa ee u dhexeeyay Xulalka Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa 90 kii daqiiqo la ismari waayay, waxaana la isla gaaray goal ku laad,iyadoo 4-1 ay guushu ku raacday xulka Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com