Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “War baarlamaanka sida ha loo dhaamo, billaahi calaylum”

HomeWararka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “War baarlamaanka sida ha loo dhaamo, billaahi calaylum”

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “War baarlamaanka sida ha loo dhaamo, billaahi calaylum aan aragno waxaan ansixinayno oo aan iska akhrino, xukuumaddu waa dadaali kartaa, laakiin waxaan barlamaan u nahay in aan hubino dadaalka xukuumaddu dadaashay dantii Qaran ma ku jirtaa.”

Imaaraatka oo Dhuun Shidaalka qaada ka hirgalinaysa dalalka Eriteriya iyo Itoobiya
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka Somaliland oo ka hadlay riditaanki xukumadii Xasan Cali khayre

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “War baarlamaanka sida ha loo dhaamo, billaahi calaylum aan aragno waxaan ansixinayno oo aan iska akhrino, xukuumaddu waa dadaali kartaa, laakiin waxaan barlamaan u nahay in aan hubino dadaalka xukuumaddu dadaashay dantii Qaran ma ku jirtaa.”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: