Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

Galmudug oo heshiisiisay beelo ku dagaalamay Galgaduud

Maamulka Galmudug ayaa heshiis dhexdhigay beelo ku dagaalamay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud.

Xiisado u dhaxeeyey labada beelood ee dagaalamay ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Madaxa golaha xukuumadda ee Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta gaaray Balanballe si’uu goob uga noqdo heshiiska beelaha mudada dheer dirirta ay u dhaxaysay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com