GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR & AGOONKORIS la kala Qaatay

GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR & AGOONKORIS la kala Qaatay

GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR la kala Qaatay | Shirka nabadeynta beelaha Sacad iyo Leelkase oo muddo afar maalin ah ka socoda Degmadda Galdogob ee gobolka Mudug ayaa maanta la kala qaatay ‘Agoonkorinta ama Illintirka 26 qof” oo ku dhintay dagaaladii dhexmaray dadka ehelka ah; halkii qof AGOONKORIS waxaa loo siiyey USD$10,000 (Toban kun oo doollar) | Warbixinta waxaa inoo haya Mohamad Hassan Dhalo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com