GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR & AGOONKORIS la kala Qaatay

HomeWararka

GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR & AGOONKORIS la kala Qaatay

GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR la kala Qaatay | Shirka nabadeynta beelaha Sacad iyo Leelkase oo muddo afar maalin ah ka socoda Degma

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo ku jiray xabsiyada dalka
Madaxweynaha Puntland oo Kormeer ku sameyeey Xafiisyadii uu Baneyeey Gaas (Daawo)

GALDOGOB: Shirkii Sacad iyo Leelkase oo ILLINTIR la kala Qaatay | Shirka nabadeynta beelaha Sacad iyo Leelkase oo muddo afar maalin ah ka socoda Degmadda Galdogob ee gobolka Mudug ayaa maanta la kala qaatay ‘Agoonkorinta ama Illintirka 26 qof” oo ku dhintay dagaaladii dhexmaray dadka ehelka ah; halkii qof AGOONKORIS waxaa loo siiyey USD$10,000 (Toban kun oo doollar) | Warbixinta waxaa inoo haya Mohamad Hassan Dhalo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: