Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ah ee Mareykanka

HomeWararka

Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ah ee Mareykanka

Zehra Abukar oo dal ahaan ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa ku guuleysatey tartanka Miss Muslimah USA 2020. Tartankan oo loo qabto sannadkiiba halm

Gaas oo Wasaaradda Maaliyada faray in doonida kuso caariday Boosaaso Canshuur laga qaadi Karin
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Muuse Qaal (dhegayso)
Xubno kamid ah urur siyaasadeedka Mideeye oo Burtinle lagu soo dhaweyeey

Zehra Abukar oo dal ahaan ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa ku guuleysatey tartanka Miss Muslimah USA 2020.

Tartankan oo loo qabto sannadkiiba halmar dhammaan hablaha muslinka ah ee ku nool 50 gobol ee Maraykanka , ayaa lagu tartansiiyaa dhanka quruxda.

“Marka aad maqasho cabaayad, waxa ugu horreeya ee kugu soo dhacaya waa shuko madow. Waan jeclahay madowga, waa kalar dookheyga ah” ayay tiri Sahra

Sahro oo hadalkeeda sii wata ayaa tiri ka dib guusheeda “Balse marka ay cabaayad noqoto, waxaan jeclahay kalarrada muuqda.”

Gabadhan oo 23 sano jir ah ayaa ku nooleyd Turkiga muddo toddoba sano ah kahor inta aysan u wareegin Mareykanka, sanadkii 2014.

Tartankan oo sanadkii afaraad la qabanayo ayaa waxaa sanadkan ku tartamay 15 hablood oo da`doodu u dhaxeyso 15 ilaa 30.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: