Xubno kamid ah urur siyaasadeedka Mideeye oo Burtinle lagu soo dhaweyeey

Xubno kamid ah urur siyaasadeedka Mideeye oo Burtinle lagu soo dhaweyeey

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo si weyn loogu soodhaweeyey aasaasayaasha iyo xubin kamida golaha dhexe ee urursiyaasadeedka Mideeye Asad cismaan Diyaano waxaana degmada ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Mideeye ee degmada Burtinle, Faysal Maxamed Cumar iyo taageerayaasha ururka iyo qaybaha kala duwan ee bulashada degmada Burtinle | Ahmed Abdi Ahmed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com