Gaalkacyo oo lagu qabtay  kulan ku saabsan  usinnaanta  siyaasada Raga iyo Dumarka (dhegayso)

HomeWararka

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan ku saabsan usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay dood ku saabsanayd usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka. kulankan ayaa waxaa soo qab

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Is Casilaada Jawaari haday dhab noqoto Maxaa kadhalan karra ? (dhegayso)
Wasiirka Amniga iyo Duqa Muqdisho kormeer ka sameyey Muqdisho (Daawo)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay dood ku saabsanayd usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka.
kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Daladda ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) .

Aqoon iswaydaarsigana yaa waxaa ka hadlay oo daah furay Ibraahin Jibriil Ciise oo kamid ah Xildhibaanada golaha deeganka ee degmada Gaalakcyo iyo qaar kamid ah xubnaha Dalada PUNSAA ee gobolka Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    GABDHUHU SIYAASADA WAA AY U FURANTAHAY IN AY RAGU KALA QAYB QAATAAN ILAA IYO XAD GABDHUHU EAA IN AY DHISAAN WADANKA GIUD AHAAN
    GAAR AHAANA DEGAANKA LAGA SOO DOOR TO AMA DEGAANADABA GUUD AHAAN BAL
    WAX AANAY WALAALEE QAADIkarin YAAN
    QOORTA LOO EGLIN AMA AANAYN KU FIICNAYN MARKA NIDAAN ADAG HORBOODAYSO SIDA DOWLADI WAX AY LEEDAHAY oo ah wax mujtamica kadhexeeyo MELEE QAARKOOD KUMA FIICAN KU DARSO OO DAD ISLAAMAAN NAHAY, GAALADU 85% MADOONAAN SIRAHOODA GAARA IN XITAA LA OGAYSIIYO MA AHA IN LA LIIDAYO
    WE WAXAA JIRA XAAGA QARIIBA OO XAGEEDA ALLA KU MANAYSTAY,YAANAN BEEN LA ISU SHEEGIN RAGOW. GABADHU WAA LOCAL BUILDERS HALOOGA WAA IIDAYSTO

DISQUS: