Is Casilaada Jawaari haday dhab noqoto Maxaa kadhalan karra ? (dhegayso)

HomeWararka

Is Casilaada Jawaari haday dhab noqoto Maxaa kadhalan karra ? (dhegayso)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa hareeyey khilaaf ka dhashay mowshin laga soo gudbiyay guddoomiyaha baarlamaank

Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)
Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso)
Lix Sano kadib Puntland oo xoolo u dhoofisay dalka Imaaraatka Carabta (daawo)

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa hareeyey khilaaf ka dhashay mowshin laga soo gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya,. waxaana uu hakad geliyay khilaafka howlihii xukuumadda.

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka ayaa ka sheegay kulan kadhacay Muqdisho oo ay yeesheen baarlamaanka inuu iscasilay guddoomiyihii baarlamaanka, inkastoo warkaasi wali aan laga hayn guddoomiyaha baarlamaanka, haddaba haddii uu warkaasi rumoowo mxuu isbadal ah uu ku keeni karaa howlihii xukuumadda faderaalka iyo baarlamaanka.

Prof Cabdiwali Cabdiraxmaan Gayre ayaan arimahaasi wax ka waydiinay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: