Gaalkacyo oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciidul Fidriga (dhegayso)

Gaalkacyo oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciidul Fidriga (dhegayso)

Magaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa si weyn looga diyaar Garoobay Munaasabada Ciidul Fidriga oo maalmo kooban inaga xigaan.

Wariyaal katirsan Radio Daljir oo booqday suuqa weyn ee Galkacyo ayaa la kulmay qaar kamid ah shacabka Xiligaas gadanayaay dharka Ciidka iyo sido kale Ganacsatada Suuqa dharka ku iibiya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com