Gaalkacyo oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciidul Fidriga (dhegayso)

HomeWararka

Gaalkacyo oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciidul Fidriga (dhegayso)

Magaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa si weyn looga diyaar Garoobay Munaasabada Ciidul Fidriga oo maalmo kooban inaga xigaan. Wariyaal katirsan Radio Daljir oo booqday suuqa weyn ee Galkacyo ayaa la kulmay qaar kamid ah shacabka Xiligaas gadanayaay dharka Ciidka iyo sido kale Ganacsatada Suuqa dharka ku iibiya.

Madaxweyne Xasan sheekh oo kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (Sawiro)
Midowga Musharixiinta KGS oo sheegay inay ka walaacsan yihiin Amniga Shirka Baydhabo
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Magaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa si weyn looga diyaar Garoobay Munaasabada Ciidul Fidriga oo maalmo kooban inaga xigaan.

Wariyaal katirsan Radio Daljir oo booqday suuqa weyn ee Galkacyo ayaa la kulmay qaar kamid ah shacabka Xiligaas gadanayaay dharka Ciidka iyo sido kale Ganacsatada Suuqa dharka ku iibiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: