GAALKACYO: Guuddiga Doorshadda oo Tababar usoo xiray Ciidamadii sugi lahaa Amniga Doorshada

GAALKACYO: Guuddiga Doorshadda oo Tababar usoo xiray Ciidamadii sugi lahaa Amniga Doorshada

Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo xireen saraakiil iyo ciidamo loo tababaray sugidda xarunta hawlaha amniga ee magaalada Gaalkacyo.

Munaasabada xiritaanka waxaa kala qeyb galay guddiga Doorashooyinka heer federaal, maamulka Gobolka Mudug, Duqa Degmadda Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa.

Ciidamadii iyo Saraakiishii Tababarka qaatay ayaa shahaadooyin la gudoonsiiyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com