BURKINAFASO: SHEEKADA FILIM LAGU JIRAY PUNTLAND OO LAGA DOORATAY IN KABADAN 1,700 OO FILIM (daawo)

BURKINAFASO: SHEEKADA FILIM LAGU JIRAY PUNTLAND OO LAGA DOORATAY IN KABADAN 1,700 OO FILIM (daawo)

BURKINAFASO: Magaalada Ougadougou ee dalka Burkina Faso xalay waxaa lagu soo ban dhigay oo Shaleemooyinka dalkaas toos looga daawaday Filimkii ugu horeeyay ee Soomaaliya lagu jilo gaar ahaan Puntland sanadkii 2020, kaas oo lagu magacaabo (Life on the Horn) Wuxuuna ku saabsanaa Sunta marakiibta shisheeye ay ku daadiyaan baddeena Soomaaliya | Hadab soosaaraha Filimkan Wariye Nuux Muuse Birjeeb ayaa Daljir uga waramay muhiimada looga soo xushay inkabadan 1,700 oo Filim | Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay isagoo ku sugan Burkina Faso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com