Somaliajobs – Fursado & Shaqooqin (Hay’ado & kambaniyaal): Fursado iyo Shaqooyin Kaladuwan oo Soomaaliya ka Bannaan

HomeFursadaha

Somaliajobs – Fursado & Shaqooqin (Hay’ado & kambaniyaal): Fursado iyo Shaqooyin Kaladuwan oo Soomaaliya ka Bannaan

Asbuucan waxaa Baydhabo, Kismayo, Hargeysa, iyo Muqdisho ka soo baxay jagooyin iyo fursado bannaan. Hoos riix. >>> Soomaaliya - Waxaa k

Bossaso: Fursad Shaqo Golis Telecom – Network Administrator
Bossaso: Fursad Shaqo IOM – Programme Manager (Migrant Assistance Division)
Digital Rights and Inclusion Media Fellowship for Journalists in Africa

Asbuucan waxaa Baydhabo, Kismayo, Hargeysa, iyo Muqdisho ka soo baxay jagooyin iyo fursado bannaan. Hoos riix.

>>>

Soomaaliya – Waxaa kale oo jira fursado iyo shaqooyin kala duwan oo hal meel la isugu keenay (Somalijobs), kuwaas oo ka bannaan UN-ta, hay’adaha caalamka iyo kuwa Soomaalida, iyo waliba kambaniyaasha faa’iido doonka ah. Meel kasta oo aad joogtid ha moogaan webka Radio Daljir iyo waliba warlaliska Daljir.

Somalia Jobs: The following link provides you a collection of JOBS in Somali regions, from the UN, international NGOs, local NGOs to local and international for profit businesses. Don’t miss the opportunity and stay with Radio Daljir, on the web and on the airwaves.

Halkaan RIIX 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 4
  • Nimca issack ali 6 years ago

    Magaceyga waa nimca issack ali oo joogta magakada waajid ee gobolka bakool waxan ahay shaqo doon

  • Habibo abdi mahamud 6 years ago

    Magacaygu waa Xabiibo Cabdi Mahaxamud ku nool muqdisho somalia
    Waxan ahay shaqo doon
    Waxa aan bartay waa SHARECA and LAW

  • Hawo Mohamed Wardhere 6 years ago

    My name is Hawo Mohamed Wardhere iam job seeker
    i learnt Public Administration

DISQUS: