Fatahada Wabiga Shabeelle iyo Xaaladda Baladweyne (dhegayso)

Fatahada Wabiga Shabeelle iyo Xaaladda Baladweyne (dhegayso)

Webiga Shabeelle ayaa ku fatahay qaar kamida Xaafadaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana uu Sababy Barakaca iyo Burbur hantiyeed taas oo soo gaartay shacabka halkaas ku nool.

Hadaba si aanu wax badan uga ogaano waxaan la Xidhiidhney midkamida Weriyaashad Kahawlkal Magalada Beledweyne ee Xarunta gobalka Hiraan isago kawarbixiyeey xaalada Magaaladda.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com