Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo ka hadlay fashil ka dhashay is afgarad dhexmaray DFS & Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo ka hadlay fashil ka dhashay is afgarad dhexmaray DFS & Puntland (dhegayso)

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan oo waraysi gaara siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka war bixiye

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Qaar kamid ah Xildhibaanada ka soo jedda Somaliland oo DFS edeyeey
Dagaalkii Xasan Sheekh, Muuse Biixi & Ismaaciil Cumar Geelle waa uga adkaanay

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan oo waraysi gaara siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka war bixiyey Socdaalo u kuur gala oo uu dhowaanahaan ku Kaa laa bixinayey qaar kamida Deegaanada Puntlad.

Sidoo kale wasirka ayaa ka hadlay halka uu ku dambeyeey Is afgarad hordhac ah oo dhowaan laga gaadhey khilaaf kii ka dhashay Xanibaad ay Wasaarada Waxbarashada Dawlada dhexe ee Federaalku ku soo rogtey Shahaado siinta Ardayda Dhamaysatay Dugsiyada Sare ee deegaanada Puntlnad.

waxaana uu sheegay in markale uu Fashilmay heshiiskaasi kadib markii ay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ka baxday Qodobo la isku Afkartay.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: