Dagaalkii Xasan Sheekh, Muuse Biixi & Ismaaciil Cumar Geelle waa uga adkaanay

Dagaalkii Xasan Sheekh, Muuse Biixi & Ismaaciil Cumar Geelle waa uga adkaanay

Siyaasi Shoortaaye oo ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay Garoowe: “Maanta dagaalkii ugu xoogga weynaa ee Xasan Sheekh Maxamuud, Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo isku xirnan dagaalkoodii maanta Garoowe ayaynu uga adkaanay.” | Shortaayo ayaa shacabka Puntland siiba reer Garoowe ugu baaqay midnimo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com