Farriin Hay’adda ASHINAGA JAPAN iyo iskolorshiibka ardeyda Soomaaliyeed ee dhammaysay dugsi sare (dhegayso)

Farriin Hay’adda ASHINAGA JAPAN iyo iskolorshiibka ardeyda Soomaaliyeed ee dhammaysay dugsi sare (dhegayso)

Waa farriin idiin ka timid Hay’adda ASHINAGA JAPAN iyo iskolorshiibka ardeyda Soomaaliyeed ee dhammaysay dugsi sare, haddana jaamacad diyaar u ah

Ma Rabtaa waxbarasho lacag la’aan oo dalka dibaddiisa ah, kharashaadka oo dhanna lagaa bixinayo, safar, cunto illaa waxbarasho? Haddii haah, haddaba ma tahay Soomaali? Haddii haah, luqadda Ingiriiska ma ku hadashaa, mana fahmi kartaa? Haddii haah, ma tahay agoon ama rajay ama labadaba? Ma tahay 23 jir ama ka yar oo dhashay kahor 1dii Aktoobar 1995?

Haddii wada haah, haddaba dugsi sare ma dhammaysay oo ma ka qalinjabisey labadii sano ee la soo dhaafay midkood? Haddii haah ay jawaabtaadu tahay, diyaar ma u tahay waxbarasho jaamacadeed oo lacag la’aan ah, laakiin xujada kaliya oo la socotaa ay tahay in aad dalkaaga Soomaaliya dib ugu soo laabatid markii ay waxbarashadu kuu dhammaato oo aad dalkaaga hormarkiisa ka shaqayso, kana qaybqaadato?

Haddii haah, haddaba ku soo dhawoow ASHINAGA Africa Initiative. ASHINAGA waa hay’ad Japanese ah, sannadkaan 2018na Soomaalida shuruudaha kore ka baxa diyaar ula ah in ay siiso scholarship dalka dibaddiisa ah, lana bixinayo dhammaan kharashaadka kugu baxaya, safar, cunto illaa iyo jaamacad.

Jaamacadaha dalka dibaddiisa ee aad ku nasiibsan karto waxaa kamid ah University of London, the University of Manchester, Imperial College London, the American University, Princeton University, Waseda University, the University of Amsterdam, the University of Queensland, and the University of New South Wales.

Ugu danbeyn, sida hoos ku cad iyo waliga ASHINAGA.ORG, waa muhiim in aad diyaarsato dhammaan dukmentiyada lagaa rabo oo aad arjidaada ONLINE-ka soo raaciso, aadna iska tiiriso labada qoraal ama ESSAYS ee lagaa rabo in aad arjida soo raaciso.

Ogeysiis ASHINAGA – Af Soomali

Ogeysiis ASHINAGA – English

Fursaddaan waxa ay xirmaysaa 25ka Febraayo ee degdeg u raajici adoo riixaya xiriiriyaha hoose:

https://form.myjotform.com/AshinagaAAI/AAI_2018_Registration

Faahfaahin dheeraad ah iyo ASHINAGA hoos riix:

http://en.ashinaga.org/apply/aai/

How to apply for the Anglophone and Lusophone Recruitment

There are three ways to apply for the Ashinaga Africa Initiative, although we prefer online applications or those sent by email. There is no application fee, and you must never pay anyone to apply or to apply on your behalf.

To APPLY NOW online please follow this link:

https://form.myjotform.com/AshinagaAAI/AAI_2018_Registration

Requirements

The application is open to those who:

  1. Have lost one or both parents.
  2. Have completed 12 years of education (primary and secondary school) within the last two years, or those who will complete 12 years of education by December 31, 2017.
  3. Have citizenship and have completed/are completing high school in one of the following countries: Botswana, Ethiopia, Ghana, Kenya, Lesotho, Liberia, Malawi, Mauritius, Namibia, Nigeria, Rwanda, Sierra Leone, Somalia, South Africa, Sudan, Swaziland, Tanzania, The Gambia, Uganda, Zambia, Zimbabwe.
  4. Were born after 1 st October, 1995.
  5. Do not have the financial means to attend university.
  6. Are proficient in English.
  7. Have an outstanding academic performance at high school.
  8. Are able to participate in the two Ashinaga preparatory programs, over the course of one year, before attending university.
  9. Are willing to return home, or to Sub-Saharan Africa, and contribute to society in Sub-Saharan Africa after graduating from university.
  10. Have no dependents who could interfere with academic progress.
  11. Are in good health condition and capable of studying abroad.

Application Documents to Submit

  1. This application form.
  2. One passport photo.
  3. Copy of term reports / high school transcripts (the last 2 years).
  4. Academic transcripts or diplomas from university/post-secondary institution, if applicable.
  5. Copy of final Secondary School Examination Certificate
  6. Completion of essay 1 and essay 2.
    • Essay 1 : Please describe how you grew up and experienced losing your parent(s). What challenges have you faced since the loss of your parents and what have you done to overcome them? Please write in detail, especially on the actions you took to continue and further your education. (Maximum 500 words)
    • Essay 2: Please describe the goals you wish to achieve after graduating from university abroad. Outline how the skills and knowledge you gain from a university degree would help you reach your goals when you return to Sub-Saharan Africa. (Maximum 500 words)
  7. Copy of death certificate of deceased parent(s), including the deceased parent’s name, or alternative official documentation proving death of parent(s) or orphan status.
  8. Copy of birth certificate of applicant.
  9. Recommendation letter from a principal or a class teacher.
  10. Copy of national ID card or passport.
  11. Awards or activity certificates, if any.

PLEASE NOTE: All documents must be submitted in English. If it is not in English, candidates must have the documents translated. Use Gregorian (Western) calendar to fill in the application.

Final Deadline: 12.00pm GMT February 25th 2018**

**We’ll only accept a “Copy of General Certificate of Secondary Education”, if students are graduating in 2017.

Please also note that ONLY successful candidates will be contacted via email in late March 2018 to be invited to attend an interview in their home country, which will take place in April 2018.

This application and selection process is free for students, and anyone asking for payment at any stage of this process is doing so against the will of Ashinaga, and should not be paid.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 228
  • Abdifatax mohamuud 3 years ago

    Magacaygu waa Abdifatah mohamuud
    Waxan jogaa somalia secendr school
    Waxaan dhameeyey 2012 2013
    Luqada englishka waan kuhadali karaa
    Waana fahmikaraa waxaana ahay muwaadin somaaliyed waana jeclaan lahaa in Dalka Dibadiisa inaan jamacad u Aado
    Waliba waxaan jeclahay inaan barto
    It Engineering

  • Sharmarke Aidarus 6 years ago

    Allaha u fududeeyo helitaanka waxbarashada dhammaan dhalinyarada soomaaliyeed ee dhamaysay schoolka awoodina waayey jaamacadda.  Kuwii Tan xareeyayna allaha u sahlo helitaankeeda. 
    Lkn waxan ku boorrinayaa ardeyda ha ka niyad jabina tacliinta,  haddaynaan awoodin codsi u qorta jaamacadaheena si ay bilaash idiinka dhigaan,  haddii ay suuroobi weydo dadaalka sii wada macaahidda waddanka wax ka barta.  Weliba waxaa kaloo idiin sheegayaa waxaa jira koorsooyin online oo bilaash ah oo qaarkood shahaadada laguu soo dirayo. Marka yaan la is dhiibin ee ha la halgamo.  Waan jeclahay in dhalinyaradeena dhan waxbarasho helaan.
    Mahadsanidiin dhammaan walaalahay

  • fatxi ali adem 6 years ago

    magacaygu waa fatxi ali aden waxaan buuxin karaa dhamaan sharudahaa aad noo soo gudbiseen waxaad igala soo xariiratan 7335052

  • fatxi ali adem 6 years ago

    magacaygu waa fatxi ali aden waxaan buuxin karaa dhamaan sharudahaa aad noo soo gudbiseen i

  • Umayma cabdulkadir farah 6 years ago

    Magacaygau waa umayma cabdulqadir farah
    Joogta magalada garoowe
    Dhamaysay secondary gambool high school wana ku hadki kara luqada wana fahmi karaa dhaman shuruudahana wan ka soo bixi kara waxana ahy agoon aan hysan wax ka baxsh waxbarshada heer jamacadeed ee waxan rajynaya inan ka faaidaysto fursadan hday isamaxdo

    • Umayma cabdulkadir farah 6 years ago

      Lanbarkygu waa +252907932013 hooyaday waxay ka shaqaysaaa suuqa ayey yaanyo ku gataaa waxana ila dhashy ciyaal badan iyagana ay wax ka bixisaaa waxana dhameyey schoolka 2016 hda jamacd xita ma dhigto oo way isamixi wayday duruuuf owgeed thnx

  • ggggg 6 years ago

    Dddd

  • c/raxmaan osmaan 6 years ago

    asc magacayku waa cabdiraxmaan cismaan waxan ahay arday somaliyeed kudhashay gobolka nugaal ee gorowe taariikhta markay ahay 2000 waxaan ahay arday dhigtay dugsiga hoose,dhexe iyo kan sare kudhigtay magaalada boosaaso dhameeyeyna sanad ku markuu ahaa 2016-2017 waxaana ahay agoon waxaa awoodi waayey waxbarasho heer jamacaded inaa dhigto sidoo kale luqada english ka waan ku fiicanahay wana kuhadli karaa sidoo kale waxa diyaar u ahay in a
    n dalgay ka dib uku soonoqdo waxan ahay arday kasoo bixi kare shuruudaha dhamaan waxaa rajay nayaa inaa codsigayka ii ogolaan doontaan wblh towfiiq tell 7302379

  • Abdulaahi Abdinour Ali 6 years ago

    Magaceygu waa Suldaan abdalla ku nool magalada bosaso waxaana dhameeyey secondary school 2016–2017 waxaaa iga codsiya hadii la ii awoodo scholarship kan waxaa idinka codsanaya in la iga qeyb galiyo. dhamaan shurudahana waan soo akhristay waxana ku han weynahy inaan ka mid noqdo dadkaas nasiibka leh

  • Ayuub maxamed cismaan 6 years ago

    Magacaygu waa AYUUB  waxan ahay arday dhameeyey dugsi sare  2016-2017 magalada bosaso   waxan ahay AGOON   Waxan kuhadi karaa luqada englishka fahmi karaa  ma awood jmcd fadlan codsigayga ii tix galiya waad mahad san tihiin

  • abdiqani Said ali 6 years ago

    magacaygu waa abdiqani said Ali jooga magalda garoowe waxaaan dhamaystay dugsi sare sanadki 2016 wxaan ahay agoon (aabe la’aan) waxaaan Ku hadli karaa si wadagsan luqada English Ka waxaaan rbaaaa inaan fursadaan Ka faidaysto fursadaan Hay’adda AShiNa hagaysto.

    mahadsanidiiin

    • Magaceygu waa abdirisaaq yusuf ku nool bosaso dugsiga sare waxaan dhameyey 2016 2017 diyaarne u ah in uu  waxbarashadisa kor uqaaado o daruuf k Reebtey fadlaan igu caawiyA inaaan waxbarasheyda sii wato 
      Mahadsanidiin

  • hassan hussein mohamed 6 years ago

    asc dhamaan umada qoraalkaan khuseeyo magacaygu waa xasan xuseen maxamed waxaan dhameeyay ALNAJAX SECONDARY SCHOOL BOSASO 2016 -2017 waxaan ahay agoon waxaan dhashay 1995tii waxaan haystaa dhamaan agabki la iigabaahnaa ee dal kabaxa sida passport, shahaado federal ah fadlan waxaan codsanayaa in nalatix galiyo numberkaygu waa 0907447994

  • Amiira Said Mohamoud 6 years ago

    Asalamucalykum magacygu waa Amiira Said Mohamoud waxan ahay ardayad dhamaysatey
    dugsiga sare sanadkii 2017 mahelin jamacad
    mana awoodo becouse of aabahay wuxu dhintey anigo yar waxanse aad udanaynayaa fursadan qaliga ah
    dadeydu waa 22 yrs wan fahmikara kuna hadli luqada English
    dhamaan sharudahaan wan fulin my Phone Number 7634072
    mahadsanidiin hay’ada Ashinaga and Daljir Radio

  • Ahlaan Mohamed Saed 6 years ago

    magacaygu waa Ahlaan Mohamed Saed waxan ahay ardayad dhamaysatey dugsiga sare sanafkii 2017 waankasoobixikaraa dhamaan shuruudahan waxaan daneynayaa fursadaan
    age 19
    phone number 7872212
    thnks alot

  • Naima said salad 6 years ago

    asc
    magaca:Naima said salad
    waxaan ahay 23jir
    secondry school waxaan dhameyey 2015/2016
    English ka wan ku hadli karaa si fiicna waan u fahmi karaa
    waxaan ahay ardayad agoon
    ma awoodo waxbarashadeyda inaan sii wato ilaa heer jamacadeed
    jaamacda aan ku nasiibsanayo inay iso baxdo waa
    university of London
    waxaan rajeynaaya inaad codsigayga ii aqbashaan
    mahadsanidiiin

  • Naima saed salad 6 years ago

    0907252383

  • Muse maxamed xasan 6 years ago

    Asc waxaan ahay arday dhameyey 2016/2017 iskoolka sheikh osman oo aan weli galin jamacad oo aan awoodin
    inuu jamacad iska bixiyo
    Da’daydu waa 21 jir
    waxan ka codsan shaqalaha shirkadan iney iga cawiyaan inaan ka mid noqdo ardayda jamcada loo qaadayo
    mahadsanidin

  • kawsar cali siciid 6 years ago

    haah

  • farax 6 years ago

    waxaaan ubaahanahy fursadaaan

  • Cabdi naasir khaliif 6 years ago

    Haa wacan daniynaa jaaniskaan waayo ani ma awoodo in aan jaamacad dhigto sxb thanki you

    • Cabdi naasir khaliif 6 years ago

      Haa wan daniynaa jaaniskaan waayo ani ma awoodo in aan jaamacad dhigto sxb thanki you raja wacan

  • abdiraxman 6 years ago

    Waxaan ahay arday waxaana sakandariga kabaxay labo sano labo waxaana ahay agoon,waxaana igalasooxiriiri kartaan. 907693739.

  • A/rashiif Omar Sa'id 6 years ago

    asalaamu-cakaykum warbaahinta daljir walal waxan dhamays tay dugsiga sare sanadki 2016/2017 waxan ahay rajay abahayna ma awoodo inu iga bixiyo wax-barasho heer jaamacadeed waxan idin ka codsanaya inaad ii fodudaysan jamacdan ay keenty ha’adan ASHINAGA idinkuna si hagar la’an ah aad bulshadina ula wadagteen MAHADSANIDIN

    • A/rashiif Omar Sa'id 6 years ago

      waxaan kalo idiin shegaya in an ku qanac sanahy meel alaala mesha aad iso saartan muhiinadaydu wa jamacad ina helo hadi ilahy isahlo hawshan halkan igala so xiriira 7786812

  • siciid maxamed cismaan 6 years ago

    asc magacaygu waa siciid maxamed cismaan cali kana mida ardaydii dhamaysay schoolka sanad dugsiyeedkii 2016–2017 ahna agoon waxaan codsanayaa in LA igu daro jaacamada scholarships ka bixinaysa mahadsanisiin

  • asc mgcygu wa axmd siciid cimar shuruudaha mesha ku qoran wan ka bixi kara waxna bln qadaya inan wadan kyga hoyo dib uguso labto hdii alle nafta idaayo nasiib wacn

  • Farah Ahmed 6 years ago

    Full name 
    Farah Ahmed Jamac
    Dhameyay school
    Sanada 2016-2015
    Kuhadla English ka
    Jooga Bosaso Bari
    Waxan ahy agoon 
    My number 7755357
    Mahadsanidiin

  • nafiso mahamed noor 6 years ago

    waxan ahay somali waxan joga bosaaso waxan ahay agoon school waxan dhameyey sanadkaan waxan u bahanahay wax i caawiya diyaar ayaan u ahay i dalkayga dib ugu soo noqdo waan Ka bixi karaa dhamaan shuruudaha please igu caawiya inaa asagay iraacisaan oo aad itaveertaan waxa laiga heli karaa lanbarkayga 0907687370 waad mahDsantihiin radio daljir iyo hayada ashinaga wabilahi towfiiq nasiib wacN iyo farxad iyo guuula rajeyn

  • waxan ahay gabar somaaliyeed magacaygu waa iman yaasin mohamed waxan ahay agoon iyo rajo wxan dhameeyeywaxbarasha sanadkaan ma helin fursad wax barsho waxana hada ka joogsadaa magalada bosaaso waan u bahanahay waana kasoo bixi kara shruudaha diyaar ayaan uhY iNAA Dib ugusoo laabto dalkay waxan ahay 19jir icawiya please wAAD mahadsanthii radio daljir iyo haayada ashinaga

  • aisho mahmed noor 6 years ago

    wxan ahay agoon waana ubahnahay waxan dhameeyey school sanadkaan dadaydu waa 20jir mahadsaniduin waxii intaa dheer igala soo xiriira lanbRk Ah 0907672341

  • aisho mahmed noor 6 years ago

    wxan ahay agoon waana ubahnahay waxan dhameeyey school sanadkaan dadaydu waa 20jir mahadsaniduin

  • aisho mahmed noor 6 years ago

    wanka soo bixi kara sharuudaha iskoolna waan dhamayey waana u bahnaha waxana ahay 20jir

  • aisho mahmed noor 6 years ago

    magcaygu waa aisho mahamed noor waxan ahay agoon waxan jooga bosaaso dadaydy waa 19jir waxan dhmeyey wxbarashda 2016:2017 waan ubahnahay mahadsanidiin

  • magacaygu waa aisho waxan aha agoon wax dhameyey dugsi sre snadkaag waana ubaahnahay please icaawiya waxkasta diyaara u ahay shuruudhana waan kasoo buuxi karaa mahadsanidiin

  • abdikadir abdirisak mohamed 6 years ago

    waxan ahay wiil somali ah waxan schoolka dhameyay 2016_2017 omar samatar secondery school
    waxan ahay agoon ma helin fursad aan jamcad ku dhigto mana awodo in aan iska bixiyo waxbarasho jamacadeed
    waxan ku hadli kara luqada englishka waxna waan ku baran karaa
    waxan diyaar u ahay fursadaan sidoo kale waxan diyaar u ahay in aan kusoo laabto dalkayga hooyo markaan so dhameysto waxbarashadayda kana shaqeeyo horumarkiisa
    mahadsanidin.

    • magacygu waaa xafza maxamed Aadan kunool puntlnd khastan Burtinle 6 years ago

      Waxaan ____ahy _____gabar soomaaliyeed_____da’daydu waaa 21 jir ___ _____waxaan _____high school____ dhameeyey 2016_2017 ____Buurtinle secondary school ___wxan ___ahy ___agoon ___ma helin fursad ___waxbarasho ______jaamacdeed mana awoodo ____inan iska bixiyo ___haaa__wan Ku hali___kraaaa_waana ___fahmi____karaaa___luqada ____English ka _____wxn diyaaar u ahy inan dalkyga ___hooyo dib ___ugu ___soolaabto ____kana ___shaqeeyo___hor ____u ___mrkiiisa ____kuna ___anfaco ___aqoontan ____soobarty _____dalkyga____io dadkayga____ Wxan Ku nasiibasan ____American university ____number kaygu _____ 2520907389821 Mahadzaniiid Daljir io hayada Ashaniga japan

  • saed ahmed ali 6 years ago

    anigo saed ahmed ali waxaan ahay agoon waxaana uu aabahay dhashay anoo caqliyeysan

    waxaan schoolka dhameyey dugsiga sare 2015/2016 da’daydu waa 21 jir mana haysto cid iga bixinaysa waxaan ka codsanayaa dadka ku shaqeynaya howshaan in ay igana caawiyaan jaamcada mahadsanidin

  • abdikadir andirisak mohamed 6 years ago

    magacaygu waa abdikadir abdirisak mohamed waxan ahay somali waxan dhameyay schoolka sanadkii 2016_2017 waxan dhameyay omar samatar secomdery school waxan ahay agoon
    waana ku hadli karaa luqada englishka waxna waan ku baran karaa diyaarna ayaan u ahay in aan ka faaideysto fursadan
    sidoo kale waxan diyaar u ahay
    in aan kusoo laabto dakayga aana uga faaideyo aqoontayda
    mahadsanidin

  • i braahim sahal nuur 6 years ago

    asc.magacaygu.waa Ibrahim sahal nuur waxaana dhameeyay dugsiga sare almuntada qardho dadaydu waa 21sano jir waxaana jecelahay in a an dalkayga wax usoobarto aqoontaydu dib dalkayga ugusooceliyo.waxaankacodsanayaa.hay.ada.ashinaaga.afrika.inaycodsiga.iga

    aqbasho.090999740

  • deeq jaamac khalaf 6 years ago

    magacaygu waa
    deeq jaamac khalaf
    waxaan dhameeyey dugsiga sare 2016-2017
    waxaan ahay agoon waxaan rabaa jaamacad lacag la’aan ah waxaan rajaynayaa in a an ku guulaysto
    luuqada english waan fahmi karaa waan awoodaa in aan ku hadlo
    emailkaygu
    [email protected]

  • haaaah haaah

  • Mursal axmed maxamed ciise 6 years ago

    magacayga waa mursal axmed maxamed

    jooga somalia
    gobolka bari

    dhamaystay waxbarshada dugsiga sare
    sanadii 2015/2016

    ah mid ku hadla luuqadaha
    english.
    arabi.
    somali.

    DHAMMAANA BUUXIYEY SHURUUDAHA KOR KU XUSAN

    contacts
    252907566918

    MAHADSANIDIIN

      • maryan cabdi 6 years ago

        magacaygu waa maryan cabdi.
        waxan ahay somali
        waxan ahay danyar
        waxan dhashy 1996
        waxan dhameyey dugsi sare mana haysto jamacad
        waxna jclahay in an waxbarto
        wana jclhy dalkayga in an kusolabto
        hayada waxn kacodsanaya in ay iga cawiso waxbarashada.
        wabilahi towfiiq
        0907489193

      • aydaruus mohamed ahmed 6 years ago

        asc walaalayal waxaan ahey wiil somaliyeed kaaso u han,weyn in uu waxbarasho jamacadeed heloh lkn walidkey wey,iiheliwaayen in aan garoh hadafkaas waxbarasho waxanah waxbarashada dugsigasare dhameeyey sanad dugsiyeedkii 2016\2017 magaceygunah waa aydaruus mohamed ahmed, da,deydunah waa 23 waxnah wankufahmi karaa wanah kuhadlikaraa luqada englishka dalgayga hooyo dib ayaan u soolaabanayaa madahsanidiin bahda daljirIYO ASHINAGA – Af Soomali American University

      • abdullahi abdirisak mohamed 6 years ago

        waxan ahy arday dhameyey school sanadi 2016 waxa ahy agoon anan haysan wax ka bixiya waxbarashada waxan aaad ugu raja weynahy inan ka faidaysto fursada waxbrasho eee dalka Japan Mahad sanadiin

  • mohamoud 6 years ago

    Azc magacaygu wa mohamoud mohamed Jaama wxan jooGaH magalada garoowe waxan dhameeyay  dugsiga sare e gambool HigH school sanadkii 26/17 wxana jiraah 23 inch  allh wxan  rajayn scholarship si an dalkayga wx ugu so bartoh iyo dadkayga

  • Hamze A kaadir 6 years ago

    asc waxaaan arday ka yar 23 jir oo dhameysty dugsiga sare ee sheikh osman secondary school 2016-2017
    waxaan rabaa inaan ka mid noqdo ardayda scholership ka loo qaadayo waayo ma awoodo inaaan jamacad iska bixiyo
    waad mahasantihin

  • maryama axmed said 6 years ago

    magaceygu waa maryama axmed said waxn ka yarahy 23 sano waxn dhameeye Bpss waxn doonyaa in aaan ka qeyb galoo deeq daa wax barashoo hadey macquul thy wxn buuxiinayaa shuruuudaha la iga raboo oo dhn wxn ku noolhy magaalda boosaasooo

  • saacid siciid s 6 years ago

    asc waxaan halkam mahad uga celinayaa alle marka hore marka labaad hay’ada isku taxa lu jisey ineey fursadaa dhalinyaro badan u sameyso
    waxaan ahay ardey ku nool nolol dhexdhexaad ah jecel inuu wx barashadiisa sii wato iskuna dayo inuuu kor u qado wx barshasa ka dhuntay noloseyda
    waxaa rajynaya iney iso baxdo insha alaah

  • asc waxaan halkam mahad uga celinayaa alle marka hore marka labaad hay’ada isku taxa lu jisey ineey fursadaa dhalinyaro badan u sameyso
    waxaan ahay ardey ku nool nolol dhexdhexaad ah jecel inuu wx barashadiisa sii wato iskuna dayo inuuu kor u qado wx barshasa ka dhuntay noloseyda
    waxaa rajynaya iney iso baxdo insha alaah

  • mahamed abid kaadir 6 years ago

    Am student Aided Secondary school in 2015/2016Am orphaned and Am patriotic Somali and Am like scholarship
    Am fixes presumable assist me ashinaga and I’ve not money

  • mohamed jama husein 6 years ago

    asc magacaygu waa mohamed jama husein oo ah agoon kana baxay dugsiga sare 2014/2015 kana baxay dugsiga sare ee bacadweyn waxan ubahnahay fursadaan waxbarasho

  • c/wali Siciid maxamed 6 years ago

    waxaan dhashay sanadkii 1996 bishii 11
    waxaan ahay agoon waxaan dhameeyay
    dugsi sare sanadkii LA soo dhaafay 2017 omar samatar secondary school
    luuqada waan ku hadli karaa dukumiintiga dhamaan waan haystaa

  • IbRaahim abdislaan abdulaahi 6 years ago

    magacaygu waa ibraahim waxaan ahay rajay waana dhameeyay dugsi sare 2015/2016 waana jeclahaa scholarship
    2520907372814 waana mahadsantihiin

    • Ahmed Osman muumin 6 years ago

      Waxaa ah wiil Somali oo jacel inaa dalgega iyo dadgega iyo ciideda wax ubarto oo diifaco diinta islamca
      Waxaa ah arday masiin ah oo agoon iyo rajo ah
      Waxaa Ku dhashy kismayo
      WAXAA JIRA 23
      DALGEGA WAA USOLABNYAA
      WAXBRSHAD SARE WAAA DHAMEEYE
      HADA WAXAA JOWGAA GAROOWE

  • IbRaahim abdislaan abdulaahi 6 years ago

    magacaygu waa ibraahim abdislaan abdulaahi waxaan jiraa 22 sano oo rajay ah OO dhamaatay sandka 2015/2016 waxaan jeclalahaa in la igudaro scholarship nin danyar ah baan ahay
    dadnata ihaysata maqarinayo
    2520907372814
    aad baa umahadsantihiin

  • haawa yuusuf 6 years ago

    waxn ahay gabar somaliyed kudhalatay bosaso oo aabahed dhintay waxn dhameyay dugsi sare lkn jamacad Janis uma helin oo kharash ayan waayay hadii alle idmo waxn rajaynaa inan hadan helo jamacad free ah an wax baranayoo

  • abdikadir abdirisak mohamed 6 years ago

    magacaygu waa abdikadir abdirisak mohamed waxan ahay somali kunool bossaso waxan dhameyay schoolka 2016_2017 waxa. ku hadli karaa luqada english si wanaagsan waxam
    n ahay agoon ma owoodo in aan waxbarasho jamacadeed iska bixiyo diyaarna waan u ahay in aan wadankayga dib ugu soo laabto markii aan jamacada soo dhameyo
    nambarkayga waa w52907151718

  • Mohamed maxamud mohamed 6 years ago

    Asc magacyga waa mxamed maxamuud axmed wxan ahay wiil agoon ah wxan dhashy 1996 wxan dhamyy dugsi saRe 2014/2015 wan awoodi wyy inan heer jamcdeed gaaro duruufo jira awgood wxan ku hadli kraa luuqada eglishka wana fahmi kraa sfcn wxan rajynayaa inan ka mid noqon doono ardayda nasiibka uheshay inan jamcd helan dalka dibadiisa insha aalh wxan jclhy inan dalkyga kusoo laabto mrkan soo dhamysto wx brashadayda wana buuxin kraa dhamn shuruudaha wn adin salamy wrbaahinta daljir Asc

    • Ibrahim Mohammad 6 years ago

      waxaan ahay Somali, waxaan ahay agoon waxaan ku noolahay Garoe waxaan schoolka Dhameeyey 2016 ,Da’dayda waa 23 waxaan ku hadlikaraa fahminakaraa Englishka ,Waxaan diyaar u ahay inaan Dalkayga wax usoo barto kuna soolaabto .wabillaahi tawfiiq.

  • maxamed bashiir aadan faarax 6 years ago

    Horta dhammantiin waad mahad santihii
    Mgacaygu waa Maxamed Bashiir aadan oo Ku nool magaalada Bosaaso ee gobolka bari,waxaan Ku dhashay magaala galkacyo ee gobolka mudug ,17September 1996dii maalin jamca ah,waxaan waxbarashadayda hoose/dhexe Ku dhamaystay degmada burtinle sanadkii 2017,25 May oo ka tirsan gobolka nugaal,waxaan haystaa shahado dugsiga sare.sida darteed waxaan ahay rajay laakiin aabe ayaa leeyahay waxaan rajaynayaa inaan ku guulaysato fursadan waxbarasho ee ay maal galinayso hay’ada ashinga ee Japan ….waadna Ku mahadsantihii fursadan aad nasii seen…good luck;!?\[\]

  • sahura said 6 years ago

    Haaa Dhamaan

  • Abdi-weli Hersi Ali. 6 years ago

    I am greating all af you, first of all my name is abdiweli hersi ali, am live in bosaso-Somalia, interesting that scholarship,, just I fill all the criteria that mentioned above,,, I already finished secondary school,,, searching a university of London,

  • abdikadir abdirisak mohamed 6 years ago

    waxan ahay somali scholka wan dhameyay 2016 waxa ahay 23 jir
    waxan ahy agoon waana ku hadlaa luqada englishka

  • abdikadir abdirisak mohamed 6 years ago

    waxan ahay somali waxan scholka dhameyay 2016 waan ku hadli karaa english waxan ahay agoon diyaarna waam u ahay in aan dalkayga dib ugusoo laabto

  • abdikaadir abdirisak mohamed 6 years ago

    magacaygu waa c/qaadir c/risaaq maxamed waxan kudhashay bossaso waxan ahay somali waxan ahay agoon waxan dhameyey schoolka 2016
    waxaan waxan ku hadli karaa english lanaguage d
    a diyaar agaan u ahay ina aan kusoi laabto wadankayga

  • shshdhdhd 6 years ago

    sgsgffgffhffffdhffshshdgdgdhs

  • maxamed siciid maxamed xasan 6 years ago

    waxaan kudhashey magalada bosaso jaamacadna ma awoodo waxaan rajeenayaa iney iisoo baxdo university of lon
    don iskuulku wuxuu kuyaal bosao

  • maxamed siciid maxamed xasan 6 years ago

    waxaan kudhashey magalada bosaso jaamacadna ma awoodo waxaan rajeenayaa iney iisoo baxdo university of lomdon iskuulku wuxuu kuyaal bosao

  • maxamed siciid maxamed xasan 6 years ago

    luuqada ingriiska kuhadli kara dhashey 1994

  • maxamed siciid maxamed xasan 6 years ago

    asc magacaygu waa maxamed siciid maxamed xasan dhameeystey dugsiga sare hoose dhaxe ee ugaas yaasiin sanadkii 2014-2015 waxaan codsanaayaa in la igu daro jaamacada schlarshipka waana ku qanacsanhy mahadsinidiin my phone number 0907121444

  • ahmed jama hasan 6 years ago

    magacaygu waa ahmed jama hasan oo joogo magalada bosooso waxaan dhameeyay secondary 2016/2017 oo u dhiganto 2017 waxaan ku hadli karaa luuqada English ka wax ku baran karaa waxaana fahmi kara waxaana kasoo bixi karaa dhamaan sharuudaha waxaan ahay muwaadin somaliyeed fursadana u baahan inuu ka inuu ka faaidayso jamacad na ubaahan

  • ahmed jama hasan 6 years ago

    magacaygu waa ahmed jama hasan oo joogo magalada bosooso waxaan dhameeyay secondary 2016/2017 oo u dhgnto 2017 waxaan ku hadli karaa luuqada English ka wax ku bar

  • ahmed jama hasan 6 years ago

    magacaygu waa ahmed jama hasan waxaan jogaa magalada bosaaso waxaan dhameeyay secondary 2016/2017 zanadkii hore waxaan ku hadli karaa luuqada English ka waana fahmi karaa waana kasoo bixi karaa wixii la iiga baahan yahay waxaan ahay muwaadin somaliyeed fursadaana u baahan waad mahadsan tihiin daljir iyo ashinaaya

  • ahmed jama hasan 6 years ago

    magacaygu waa ahmed jama hasan waxaan jogaa magalada bosaaso waxaan dhameeyay secondary 2016/2017 waxaan ku hadli kra luqda English ka secondary gaygana wax ku soo bartay waxaan ahay muwaadin somaliyeed fursadaan oo wax badan raadinayay waad mahadsan tihiin daljir iyo ashinaaya

  • cabdi fitaax cali cigaal 6 years ago

    Magacaygu waa Abdi fitah Ali Egal
    waxaan ahay agoon iyo rajay.
    schoolka waxaan dhameeyay sanadadii 2016-2017
    waxaan diyaar u ahay inaan ka faa,idayso scholarship hay,ada shiinaha.
    waxaan dhashay sanadkii 1996.
    waxaa laygala soo xariiri kalaa telefan nambarkaygu waa 0907294456.
    waaad mahadsan tihiin.

    Wabilaahi towfiiq

  • Sadiiq Esse Ahmed 6 years ago

    Asc Sadiiq Esse Ahmed aniga ah dhameyayna schoolka  sanadka wax barashada 2016_2017waxana rabaa in laygu daro  jamacada scholshipka ah mahadsanidin

  • samsam siciid abdi 6 years ago

    waxaan ahy arday somaliyeed oo ogoon waxan dhameyay school 2016/2017
    alwax secandry garwe
    waxaan diyar u ahy inana ka faiidaysto fursada jamacda e qaliga ah
    waxaan diyaar u ahy hadan jamcada dhameeyo inana Ku so laabto dalkyga hooyo insha ah

  • osman mohamud mohamed 6 years ago

    magacaygu waa osman Mohamud waxan ahay rajay iyo agon waxaan dhameyay dugsigi sare sandkii tagay waxan diyar u ahay inan ka faidayso fursadan sidokale waxan diyar u ahay inan dalkayga kuso labto

  • Mohamed 6 years ago

    My name is Mohamed abdirahman Ahmed I live in Somalia I graduated from high school one year ago I want to benefit from this golden chance and my age is 23 years so I can speak english language so please help me

  • name kaygu waa c/risaaq yaasiin Cali Ku nool boosasa dhamastay dugsiga sare kudhashay dhahar waa na Ku hadli karaa engilishka dadaydu waa 21 sano

  • englisha fahmi kara university of londan

  • nimco abdinaasir maxamed 6 years ago

    asc magacaygu nimco abdinaasir maxaned agoona dhadhey 1994 secondary burtinle daruuf awgeeed mahelin jamacad

  • nimco abdunaaasir maxamed 6 years ago

    asc magacaygu nimco abdinaasir maxamed ahna agooon dhashey 1994 English fahmi kara dhameeyay secondy 2016-2017 daruuf awgeed an heli karin jamacad

    • Abdiaziz mohamoud said 6 years ago

      My name is Abdiaziz I was born in Galgacyo first jan 1996. I live in Bosas and I graduated school two years ago. I don’t have a father but I have a great mother. I’m ready every criteria about this golden opportunity and I hope to be one of the students get this opportunity.if Allah say.

  • cabdiqaadir cabdikariim cusmaan 6 years ago

    magacaygu waa cabdiqadir waxan dhameeyay dugsi sare sanadkii 2017/2016 waxan ahay agoon waxan ubaahanahay fursadan oo kale inan ka faaidaysto waxna aan barto dalka gudihiisa dib ugusoo laabto waxna uqabto dadkayga dalkayga iyo nafsadayda waad mahadsantihdiin luuqadda ingriiska waaan Ku hadli karaa waana fahmi karaa da,daydu waa 23 sano jir waxana joogaa galkacyo puntland somalia

  • maxamud cabdi daahir yaasin 6 years ago

    magacaygu wa maxamud waxan jooga garowe waxan jiraa 20sano waxan rabaa fursadan In an ka faaiidaysto fursadan

  • magacygu nimco axmed maxamed schoolka dhamaysay 2016/2017 ha luqada english wanfhmyaaa waxna wanku barankaraaa waxan ahy agooon ubaahan fursadaaan waxan rajynyaa Inaaan kuguulysto

  • macaguna waa c/kariim xasan xuseen

  • asc bahda daljir waan ini salaamay waxaan dhashay 1995 waxaan dhameyay cumar damaser secondry school 2016 –2016 agoon; waan ku baran karaa luuqada in enlishka wax

  • carisaaq yaasiin cali 6 years ago

    asc neme kaygu waa cabdirisaaq yaasiin Cali Ku dhashay magaalda dhahar dad daydu waa 21 sano waxaan ahay agoon waaxaan dhameeyey dugsiga sare ee muubarak sacandary school waana Ku hadlaa luuqada in englishka waxaana diyaar u ahay inaan dalkayga hooyo dib igu soo laab to mahadsanidin

  • asc neme kaygu waa cabdirisaaq yaasiin Cali Ku dhashay magaalda dhahar dad daydu waa 21 sano waxaan ahay agoon waaxaan dhameeyey dugsiga sare ee muubarak sacandary school waana Ku hadlaa luuqada in englishka waxaana diyaar u ahay inaan dalkayga hooyo dib igu soo laab to mahadsanidin

    • kawsar mohamod Abdullahi 6 years ago

      magacwyga waa kawsar mohamod waxan dhashay 1998 waxan dhameyey secondary ga waxana waayey jamacadyda cid iiga bixiso wana ubahanahay fursadan abahayga waxaa igu danbeysay ango 7years old jiro ilahada ma aqaano inuu dhintay iyo inkale waxaa iso korisay hooyaday waxana rabaa inan garabsiyo iyada insha Allah

  • Abdisalam mahamed salax 6 years ago

    Aniga oo ah Abdisalam Mahamed salax ahna agoon rajay ah dhameyeyna scholka sanad waxbarashedki 2016-2017 gar ahaan schoolka Alnur baran waxan rabaa in laygu dara jamacadaha scholarshipka ah mahadsanidiin

  • Sacdia Gobaad

  • maajid mohamed muse 6 years ago

    Marka hore aad bay u mahdsn yhn dadka barnamijkan wada 
    Magcgu wa maajid maxemed muuse 
    Dhameyey schoolka 2015/2016
    Luqada englishaka ku hadli kara fahmina kara 

  • xaawo aadan xade 6 years ago

    ogu horeyn magacaygu waa xaawo aadan xade. waxan ahay agoon abahay wuu dhintay waxan dhameye secondery 2016-2017 reerkayagu waa reer miyi way isuro galin wayde duruftu inan waxbarasho jamacadeed sii wado waxana hada iska joga ano bila camal ah madama jamacad isurobi wayday waxan rajaynaya in aan ku gulaysan dono mashrucan insha alah bi idnilah ok mahad. sanidin

    • xaawo aadan xade 6 years ago

      haa wan ahay somali ku dhashay miyiga gobolka mudug

    • xaawo aadan xade 6 years ago

      waxan ahay somali dhameeyay secondery 2016-2017 wan aqan english ka wana ku hadla waxan ahay agoon waxan ahay ama kaso jeda qoys reer miyi ah man helin waxbarasho jamacadeed fursad aan kusiwato markan dhameeyay secondery. mana awodo inan siiwato. waxan kunolahay gobolka mudug. waxan rajaynaya insha alah ina fursadan helo ok thanks

  • c/fataax 6 years ago

    Asc masuuliyiinta sharafta leh  magacaygu waa c/fataax ibraahim saalax wxan ahy soomali da,dayduna wa 22sano jir wxn ahy rajo wxn dhameyay dugsiga sare mudug secondary school 2016-2017 luuqada englishka wn ku hadli karaa waana fahmikaraa in badan waxaana.
    Diyaar uahay inan helo jaamacad lacag la,aan ah. Waxaan diyaar u ahay markaan dhameeyo jaamacada inaan dib ugu soolaabto dalkayga hooyo. Masuuliyiinta sharafta leh waa mahadsantihiin. Sharuuudahana waan awooodaaa inan  jawaabtyduna waa haaa .

    Mudanayaal /marwooyiin. Wa mahadsantihiiin 

  • asc magacaygu waa cumar cabdishugri maxamuud waxaan dhashay 1995 waxaana waxbarashada ka dhameeyey dugsiga sare ee cumar samatar secondary school sanadkii hore ee 2016-2017 waxaana joogaa gobalka mudug gaar ahaan magaalada gaalkacyo waxaan ahay agoon waxana jiraa 23 waxaana ku hadli aqaanaa luuqada englishka waana fahmi karaa sidoo kale waxan ahay arday ka bixi kara sharuudaha lasoo bandhigay dhamaantood waxaana la igala so xiriiri karaa emailkayga ah ([email protected])

  • emailkayga waa sidaan [email protected]

  • asc magacaygu waa cabdale cabdi jaamac waxaana dhashay 1/12/1995 waxaana ku dhashay magaalada gaalkacyo waxaana waxbarashada dhamayey sanadkii hore ee 2016-2017 waxaana fahmi karaa luuqada englishka waana ku hadli kara waxaana ahay qof ka soo bixi kara sharuudaha loosoo bandhigay dhamaantoo sidoo kale waxaan ahay agoon iyo rajayba waxaana waxbarashadayda gacanta kuso hayey dad qaabaday ah waxaan hayada ka codsanayaa hayada ka codsanayaa in ay ii tixgaliso

  • haa soomLI BAn ahay

  • cabdale cabdi jaamac 6 years ago

    magacaygu waa cabdale cabdi jaamac waxaan dhamaystay dugsiga sare ee cumar samater secondry iskool sanadkii hore ee 2016-2017 waxaana dhashay
    01/12/1995 waxaana ku dhashay gaalkacyo waxaana ahay agoon iyo rajaybay waxaan fahmi karaa kuna hadli karaa luuqada englishka waxaana jaamacad helin mudo halsano ah sababo iyo daruuf dhaqaale labadaba
    waxaan hayada ashingo ka codsanayaa in ay iitix galiso codsigayga .

  • barkhad c/qaadir ibraahim 6 years ago

    magacaygu waa barkhad cabdi qaadir oo ah rajay waxan dugsi sare dhameeyey 2016/2017 dugsiga omar samatar galkacyo mana dhigto jaamacad duroofo awgood waxn ahy 20jir luqada ku. hadli kara qorina kara waxaana rabaa inan ka qayb qaato schoolarshipka

  • waxaan dhashay 1995 waxaan ubaayanay waxa barsho waxaan dhamayay digasiga sare ee osss ama cumar samater secondery school waxaan kabay 2016/2017 waxan wataaa tel number 6264925 [Wxn ahay aagoon] magacu . WAA ABDALE CABDI JAAMAC WAA BILAAHI

  • mahɗi saalax guuleeɗ 6 years ago

    waxaan ahey arɗeƴ ɗhameeƴeƴ isƙuulƙa sare eee nawaaawi ɓosaso 2016/2017 waxaan aheƴ agooon aaan heƴsan fursad uu ƙula tartamo ardeƴɗa ƙale ee waxɓarta wxaan jclhƴ inaaa helo fursadaaa waxɓarasho haɗiii alle iii qaɗaro waxaan ƙu nolaheƴ ɓosaso

  • Abdulahi Axmed 6 years ago

    asc magacaygu waa abdulahi Axmed Abdulahi oo agoon ah wxaan ahay arday dhameeyay high school omar samatar galkacyo sanadii 2016/17 oo ku dhashay galkacyo15/5/1996 ilaa hada wax jamacad ah ma bilaabin duruufo jiro awgood oo aan iska bixin waa yay jamacada wxaan ka codsanayaa hay ada shinaga inay codsigayga tix galiso

  • Abdulahi Axmed 6 years ago

    asc magacaygu waa abdulahi Axmed Abdulahi oo agoon ah wxaan ahay arday dhameeyay high school omar samatar galkacyo sanadii 2016/17 oo ku dhashay galkacyo15/5/1996 ilaa hada wax jamacad ah ma bilaabin duruufo jiro awgood oo aan iska bixin waa yay jamacada wxaan ka codsanayaa hay ada shinaga inay codsigayga tix galiso

  • asc magacayga wa yuusuf cabdilaahi maxamd ku nool magalada bosaso dugsiga waxan dhamaystay sanadkii 2015/2016 da.dayda wa 22 sano jiro ma helin heer jamacad oo dhamays tirin

  • mahamed osman ade 6 years ago

    Anigoo ah wiil soomaaliyeed ku nool magaalada galkacyo waxaan ahay agoon waxaan ka baxay iskoolka omar samatar 2014/2015 waxaan jeclahay inaan jamacad dhigto lakiin daruuftaan ii suurta galin oo waxaa caawiyaa hooyaday si aan quultul yoomkeena u helno pleas help me waxaan jeclahay inaan hamigayga la ii tixgaliyo luuqada english waan ku fiicnahay

  • maria said mohamed 6 years ago

    anigo ah gabar somaliyeed jogta gobolka mudug gar ahaaan glkio waxan ahy agoon wxu aaabahay dhintay ano yar wxan dhmeeyay dugsi sare mana awoodo heer jamacadeed inan garo waxan ka dhshay qoys danyar ah waxan a awooda Ku hdlka luqda englishka waxan rjeynayaa in la iiii aqbalo codsigeyka ah inan helo jmcad

  • sadam said adan 6 years ago

    anigoo ah wiil soomaaliyeed Ku nool gobol mudug gaar ahaan gaalkacyo ahna agoon ka baxay dugsiga Omar samatar 2016/2017 jira 21sano a wood uma lihi wax barashadayda inaa sii wado ilaa her jaamacadeed waxaan codsanayaa in LA ii tixgaliyo codsigayga si aan u gaaro hadafkayga. thanks

  • Osman mohamed abdulahi 6 years ago

    Waxan ahay arday kabaxay secondry school 2016 ilaa 2017.
    Waxan ahay rajay hoyadiis dhimatay, waxan awoodi waayey kharash ku dhigan lahaa jaamacada, waxan buuxin karah shuruudah kor kuqoran, waxan rajayn inan kuguulaysto fursadan:

  • Osman mohamed abdulahi 6 years ago

    Waxan ahay arday kabaxay secondry school 2016 ilaa 2017.
    Waxan ahay rajay hoyadiis dhimatay, waxan awoodi waayey kharash ku dhigan lahaa jaamacada, waxan buuxin karah shuruudah kor kuqoran, waxan arintaan kuguulaysto fursadan

  • my name is abdulahi said mohamed 6 years ago

    waxaan ka baxay dugsiga sare ee Omar samatar galkio ee gobolka Mudug 2016/2017 waxaan hamigayga ah inaan jaamacad dhigto laakiin daruufta ayaa iidiiday sababtoo waalidkayga ma awoodaan qarashka jaamacada waxaa ahay arday jecel inuu waalidkiis iyo wadankiisa wax u barto waxaan jeclahay in codsigayga LA ii tixgaliyo oo hamigayga LA ii rumeeyo thanks

  • shukri xuseen cabdi 6 years ago

    asc magacaygu waa shukri xuseen cabdi waxan joga magalada Garowe waxan ahay rajo wxan doonaya inan ka fa iidaysto fursada wax barasho ee ay hayadu bixinayso waxan ka baxay ama dhameeyey dhugsiga sare 2016_2017 luuqad ingiriiska wan fahmi kara lkn kuma hadli karo waxana balan qadaya inn kusoo laban doono dalkayga hooyo markaan dhamaysto wax barashada waxan dhashay 1997

  • Haah wan ahay Somali lakin luqada ingriska wn fahmi kara lakin si wanagsan uguma hali karo

  • daahir jamac maxamed 6 years ago

    magacay Gu waa dahir Jamac maxamed waxaaan jogaaaa degmada baran ee gobolka sanag waxan jiraaa 20 sano waxan iskuulka dhameeyey 2016/2017 waxaan ahy ardy ubaahan wax barasho iska Dan yara waxan rajay nayaaaa in lay caawiyo waaayo arday ayaaaan ahy iska dan yara oo ardada dunida LA tar tamo

  • said abdulkadir 6 years ago

    magcaygu wa siciid waxa joga
    magalada garowe
    age kaygu wa 20jir waxa secondry ka baxay 2016/2018 waxaan ahay agoon aabahay waxa la dilay 2015 bishi 6
    waxa adunka ijoga hoyaday 6 ani iga yar
    waxaan gata sandaqad teer iyo malintu abahay dhintay waxa ku khasbanaday ina waxbarashada ka haro daruuf awged
    انشالله
    waxan rajayn ina an fursadan ku gulayto si an dalkayga iyo dadkayga wax u taro
    mahadsanid.

  • xassan cabdiraxmaan maxamed 6 years ago

    Magacaygu xassan abdiraxman maxamed Waxan dhashay 1990 waxn dhamyey dugsiga sare e Omar bin abdiaziz sanado 2011 2012 Waxman diyaar u ahay inaanka fa idaysto deeqda waxbarasho Waxman buuxinkara shuruudaha dhamaan layska rabo luqada English wanku fcanahy  
    mahadsanidiin

  • I was born 1995

  • My name is mohamuud abdi waxan ahy ardey dhameeyey high school m hysto waxbarsho waxan ahy curyaan ah

  • Ayaan Mohamed Ahmed 6 years ago

    Magacaguu waa ayaan Mohamed Ahmed waxaaan jooga garowe age 22 years

  • Magacaguu waa ayaan Mohamed Ahmed waxaaan jooga garowe age 22 years

  • Magacygu wa nimco mahdi ducale waxana jooga magalada lasanod

  • waxaan jooga growe haa waan aqäan englsh waxan rajeeynaya ina kafaa’idaysto furasadan

  • Ayaan Mohamed Ahmed 6 years ago

    Waxaan kabaxy jamacada
    Sandka 2017/12/24 waxaan u bahanah master waxaaan jooga garowe age waa 23 years

  • Yusuf mohamed Yusuf 6 years ago

    Waxaan ahay arday dhameeyey dugsiga sare 2016/2017
    Enlish waan ku haddli karaa waana qori karaa
    kunool magaalada bosaso
    Waxaana ahay agoon waxana rajeeynaya inaan kamid noqdo ardya ka faa iday satay fursadan
    Insha Allah

  • Ayaan Mohamed Ahmed 6 years ago

    Waxaan kabaxy jamacada
    Sandka 2017/12/24 waxaan u bahanah master waxaaan jooga garowe

  • Ayaan Mohamed Ahmed 6 years ago

    Waxaan kabaxy jamacada
    Sandka 2017/12/24 waxaan u bahanah master waxaaan jooga garowe macaqul waa ayaan Mohamed Ahmed

  • Jooga puntland

  • Magacaygu waaaa abdifitah jama warsame

    • faadumo mahamud mahamed 6 years ago

      waxaan ahay ardayad dhamaysay dugsi sare 2017 waxaan jiraa 20 SAN waxaan ahay agoon danyara waxaa rabaaa in Lay caawiyo

  • Asc warin  muhiim ah lakin walidkay oo nool inaan been ka sheego waaa igu danbi

  • Ahmed abdi mire 6 years ago

    asc magacaygu waa ahmed abdi mire joga bosaso oo secondry dhamaystay ma haysto jamacad
    wana kaso baxaya sharudaha ardaynimada laga bahan yahay intaba sida da adaydu waa 22 ahna agoon haysta shahadada waxbarashada dugsi sare iyo pasaspor iyo aqoonsiyo kale intaba

  • Boqorka Reer Wehliye

  • Jamac 6 years ago

    Magacaygu waa jaama farah ali waxaan joogaa magaalada garoowe Waxman kabaxay gambool high school 2015/2016

    • Jamac 6 years ago

      Magacaygu waa jaama farah ali waxaan joogaa magaalada garoowe Waxman kabaxay gambool high school 2015/2016 sidookale Waxman jiraa da’da 22 Sami

      • Jamac 6 years ago

        Magacaygu waa jaama farah ali waxaan joogaa magaalada garoowe Waxman kabaxay gambool high school 2015/2016 sidookale Waxman jiraa da’da 22 Sano
        Waxaan ahay agoon aabahay waxa uu dhintay 2004
        Sanad into badh maanan helin fursad waxbarasho jaamacadeed luuqada wn kuhadlaa waana Rahman sifiican
        Sidookale caqabada ihaysata waa dhanka lacagta inshaa alah marka aan soodhamaysto an kusoolaaban dalkayga hooyo

  • Maryamo 6 years ago

    Magacyga waa maryamo cali maxamud joogta magaalada bosaso waan dhameyy dugsigii sare sandkan da’dayda wa 21 jir ha wanku hadlaaa luqda wana fahmi kara sifiicn waxan agoon iyo rajo labada walidkey ano yar bay dhinten hadana jamacd ma awoodo waxn isga bixiyo waxan rajayn inay isuurto gasho jamacadaha deeqdan ah inshalah University manchester

  • Sharmarke 6 years ago

    Dadka indhaha ha istirina,  meesha luqad iyo dugsi sare iyo waxaas kaliya lagaagama baahna,  waa inaa tahay agoon ama rajay; waa shuruuudda ugu muhiimsan.  Hayada dhan baa ka shaqeysa agoomaha,  haddii kale chance  kaagama bannaana

  • mohamed Muktar mohamed 6 years ago

    Magacayga waa mohamed Muktar mohamed 22 sano jir ayan ahay ,joogo magaalada baydhaba ,waxan ahay Arday aan awoodin inuu iska bixiyo qarashaadka jaamacada waxan dugsiga sare aan dhameeyay 2017,luqadda ingiriiska in muddo kusoo gudo jiray barashadeed anigoo shahaado kaqaatay barre dhanka luqadda ingiriiska soo noqday waad mahadsantihiin 

    • mohamed Muktar mohamed 6 years ago

      Waxan kunasiib sanayaa jamaacadda Manchester

  • wac barasho diyaar u ahy

  • ha ha WA buxin karaa shurudahas

  • mahamoud jama ahmed 6 years ago

    magacaygu waa mahamoud jama ahmed jooga bosaso somaliya dhameeyey dugsiga sare sanadki 2017 luqada english wan ku hadli karaa wna fahmi karaaa. waxan ku nasiibsanaaya jamacada the american University

  • Magaca
    Axmed maxamed yuusuf
    Jooga bosaaso buntland soomaliya
    Haa waan dhameeyay dugsiga sare 2016_2017
    Waan Ku hadli kara luuqada English waana fahmi kara sii fiican

    Jaamacada waxaan Ku nasiib sanayaa
    University of Manchester
    Mahsdsanid

    • fadumo A/aziiz husein 6 years ago

      fadumo A/aziiz xuseen jogta garowe puntland Somalia ha wa dhameyey secondary 2017 waa kuhadli karaa luuqada englishka wana fahmi karaa waxa ku nasiibsan jamacda Manchester university

    • Magacygu wa nimco mahdi ducale waxana jooga magalada lasanod

  • Haaaa wih muhiim baan u ahay

  • ob sxbkey igu qliya so dhigay mahane waxban kadhihi lahaa

    • fadumo A/aziiz husein 6 years ago

      waxan dhameyy graduation 2017 waxan ahay arday danyar ah ana dhigan jamacad wayeyy lacag waxan kunasiibsan Manchester university waxan Joga garowe puntland somalia

  • Ingiriiska waan aqaan da’ayarna waan ahay soomaalina waan ahay rajaynaya fursadaan inaan ka qaybgalo inshaalaah.

  • abdinasir andullhi mohamed 6 years ago

    abdinasir abdullhi mohmed waxa jiraa 22 waxan ahay agoon waxn dhameyay dugsiga sare shayadayda waan haystaa luqda waa k u hadli karaa wana Fahmi karaa waxan codsanayaa in LA igu daro ardayda LA qadanayo waayo shuurud kasta oo hoos ku xusan wan buxinkaraa mahdsanidiin

  • Waxan ahay soomaali ku hadli kara fahmina kara luuqada ingiriska ah 21jir agoona ah

  • Saleban 6 years ago

    Magaceyga waa saleban maxmed 22jir ah aqoonteyda waa dugsi dhexe iyo halsanoo dugsi farsamo ah

  • Ha waan ahay soomaali luqada English ka waku hadli Kara wanna fahmi Kara haa 23 waa ahay intaba runti

    • Fatima bashiir mohmed Aadan 6 years ago

      waan ahy ardy somliyeda kuna hdli kro english fahmi karan dhamystyna dugsiga sare haystna shahadad dugsiga sare ahan agoon

  • Cabdiwali Fanax Jinayare ka faidyso siina faafi

  • maxamed isxaaq 6 years ago

    Pragraph-ka ugu horreeya dhammaadkii wax baa ka khaldan.
    Ka hor 1 Oktoobar ma aha ee waa
    Ka dib.
    Mahadsanidiin.

  • Abdikani Ômar

  • Haa wan ahy Somali ,haa wan Ku hadli kara wana fahmi karaa haa wan ahy rajay ,haa wan ahy Dada ka yar ,

  • Ahmed mohmed ali (Duraab 6 years ago

    Waad kumahadsan tahiine adinka wanagsa oo aad noogusoo gudbiseen marka emailkiina meeyeyna
    Dadka ubaahan inay kafaaideystaan waxbarashaddaa

  • Haa waan ahay intaba

  • Abdikadir Abdinasir

  • Yaasin Abdi Warsame Shaakir Ahmed Nur Abdalla Sultan Abdisalam

  • Zakarie 6 years ago

    Waad kumahadsantihiin qoraalkan aaad noosoo ban dhigteeeen

  • Haaaaaaaaaa dhaaman waan ka dhisanahay

  • haa wandiyar sanahay

  • Haa wan buuxin kraa shurudahaasi

  • Abdulahi dahir mire 6 years ago

    Waaad kumahadsantihin qoraalka wnaagsan oo aad usoo bandhigaysaan bulshada qaybaheda kala dua

  • Abdulahi dahir mire 6 years ago

    Waaad kumahadsantihin qoraalka wnaagsan oo aad usoo bandhigaysaan daljir

    • Mohammed osman 6 years ago

      Magaceygu maxsmed oo jooga mogdisho waxan idinka codsana inaad ilaso xatittan0616650084

  • Cabdulahi Deeq Dalmar

  • Eng Ismail Iyon

  • Ayuub Mohamed Ismail

  • Cabdinuur Muuse Xuseen

  • Layla Africa Awle

  • Maxamed Awle Muuse

  • Kalid Ahmed Seeraar Mohamed Xaaji Abdi Seeraar

  • Ridwaan Hirsibile

  • Luul Erkalo qof wadankii joogo oo fursadan rabo usheeg

  • Nour Yousuf Ali Yousof Shaaciye Yusuf

  • Haaaaaaaaaah kasiiiiiii haaaaaaah

  • Mohamed Omar Mohamed Omer ShaaFi ka faaidayso oo apply gareey waa fudeee Kamal Abdirazak Said

  • Haa saan rabaa

  • 23jir kudhasha buur hakaaba jooga baydhabo

    • Abdisalam mahamed salax 6 years ago

      Aniga oo ah Abdisalam Mahamed salax ahna agoon rajay ah dhameyeyna scholka sanad waxbarashedki 2016-2017 gar ahaan schoolka Alnur baran waxan rabaa in laygu dara jamacadaha scholarshipka ah mahadsanidiin

  • haah haah dhamaan

    • saed ahmed ali 6 years ago

      magaycaygu waa saed ahmed ali waxaan ahay agoon aabahay wuxuu dhintay anoo caqliyeysan waxaan dugsiga sare dhameeeyey 2015/2016 da’daydu waa 21 sano jir mana haysto cid iga bixisa jaamacad waxaa marka idinka codsanayaa in in aad iga caawisaan dadka shaqadaan ku shuqule jaamacada mahadsanidin.

      • saed ahmed ali 6 years ago

        haa

        • saed ahmed ali 6 years ago

          walaalayaal wixii faahfaahin ah igala soo xariir

          907650302

          • kawsar cali siciid 6 years ago

            magcaygu waa kawasar cali siciid
            jogta maglda burco dhameysey
            secndary school 2016-2017 ayaan dhameyey wan kuhdlikara luuqda englishka wan qori kara wana fahmi kara dhaman shurudaha wan kasobixika karaa waxan ahy mawdin somliyed oo an awoodin fursadana ubaahan ka faaideysto jamcdana ubahan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com