Farmaajo oo Tacsi U Diray Qoyska Bush Iyo Shacabka Mareykanka

Farmaajo oo  Tacsi U Diray Qoyska Bush Iyo Shacabka Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi waxa uu u diray qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George HW Bush.

Qoraal uu Madaxweyne Farmaajo soo dhigay Bartiisa twitte-ka ayaa waxa auu ku sheegay in George HW Bush uu ahaa Nin dowladeed,isla markaana ku dadaalayay Nabada Dunida.

Hooska Akhri Qoraal uu Madaxweyne Farmaajo Dhigay Twitterka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com