Farmaajo oo  Tacsi U Diray Qoyska Bush Iyo Shacabka Mareykanka

HomeWararka

Farmaajo oo Tacsi U Diray Qoyska Bush Iyo Shacabka Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi waxa uu u diray qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore e

Baarlamaanka Puntland oo maanta la horgeeyay Xeerka Qoondada Miisaanida Dowladda ee 2022
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Maamulka gobolka Banaadir oo maanta kaliya aasay 165-ruux oo qaraxii shalay ku geeriyooday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi waxa uu u diray qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George HW Bush.

Qoraal uu Madaxweyne Farmaajo soo dhigay Bartiisa twitte-ka ayaa waxa auu ku sheegay in George HW Bush uu ahaa Nin dowladeed,isla markaana ku dadaalayay Nabada Dunida.

Hooska Akhri Qoraal uu Madaxweyne Farmaajo Dhigay Twitterka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: