Falanqeyn: Saadaal bixintii dabayleed ee laga cabsiqabay  in ay Puntland ku dhufato iyo halkii ay ku dambaysay (dhegayso)

HomeWararka

Falanqeyn: Saadaal bixintii dabayleed ee laga cabsiqabay in ay Puntland ku dhufato iyo halkii ay ku dambaysay (dhegayso)

Hay'ada maaraynta masiibooyinka Puntland ee HDMA ayaa sheegtay in roobabkii la filayay ay si goos goos ah uga da'een deegaano badan oo Puntland ah dab

Prof. Jannagale oo taageeray mamnuucidda DP World sheegayna in uu yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)
CAAWA & DALJIR | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Hay’ada maaraynta masiibooyinka Puntland ee HDMA ayaa sheegtay in roobabkii la filayay ay si goos goos ah uga da’een deegaano badan oo Puntland ah dabaylihii laga cabsi qabayna ay baaba’een maalin ka hore intii ay daruuraha biyahaasi sida aysan soo gaarin dhul xeebeed badan oo Puntland ah.

Hadaba isbadalkaasi cimilo iyo caad noqoshada duufaaneedba waxaan ka waraysanay Barafasoor Maxamed Xareed oo bare ka ah Jaamacada Bariga Afrika.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: