Faarax Cali shire oo Boosaaso kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa (dhegayso)

HomeWararka

Faarax Cali shire oo Boosaaso kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari waxaa maanta kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweyne Puntland 2019,iyado munaasabada shaacinta ay kaso qayb galeen Siyaayin,Nabadoono,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Boosaaso. Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9e874a0a0100ae1fb9dfde/Warbixinta+faarax+Heykal+.mp3

France: Nin hal qof ku dilay labo kale ku dhaawacay
Duqa Muqdisho oo la kulmay Danjireyaasha dalalka Islaamka u fadhiya Soomaaliya (Sawiro)
Nabadoon Yaasin Cabdisamad: “Issimadda waa innay soo xulaan Xildhibaano tayo leh”

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari waxaa maanta kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweyne Puntland 2019,iyado munaasabada shaacinta ay kaso qayb galeen Siyaayin,Nabadoono,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Boosaaso.

Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: