FAAHFAAHIN: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo ka warbixiyay Qaraxii Garowe [DHAGAYSO]

Isniin, Abriil 20, 2015 (Daljir) — Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal, Axmed C/llaahi Samatar (Layli ) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka warbixiyay qarax uu ku sheegay in uu ahaa ismiidaamin ,kaasi oo lagu dilay tiro dad ah oo ka tirsanaa xafiiska hay’adda UNICEF ee magaalada Garowe.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com