Faahfaahin Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho (dhegayso/sawiro)

Faahfaahin Qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho (dhegayso/sawiro)

inta la xaqiijiiyeey Saddex qof ayaa ku dhintey Qarax lala eegtay kolonyo ay la Socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Yurub ee Soomaaliya jooga oo ka dhacay waddada warshadaha ee Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Wasaaradda Difaaca.

Isbitaallada Magaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay dhaawacyo kala duwan oo ay waxyeelo kasoo gaartay Qaraxii maanta.

Warbixintan Wariye Cabdiraxmaan waaberi ayaa muqdisho kaso diray

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb2473e020100d0bad1cd23/war+waaberi+faah+faahin+kasobaxaya+qarax+muqdisho+kadhacay+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com